Postby dhuudhuu » Sun Oct 19, 2008 12:20 am
Oday jeesteeye la yiraahdo oo weriye ahaan jirey baa la iigu sheegay. Laakiin ninka Nayrobi u jooga waa Habar-Ciise.
Ma akhrisaa beentooda? just curious.
Mise adigaaba noo xayeysiinaayo bahasha RD waa jinni been badane.