Ninka askariga ,mission-kisa ayaa wax waliba uga sareeya .
Mission-kaagu , objectives ayuu leeyahay .
Matalan haddad tidhahdo , Boroma ayaan ka soo galaya , ilaa iyo Burco ayaan xoraynaya .. halkaasan fadhiisin ka dhiganaya ! Clear!!
Haddu cadowgu kala jabo , ama u kaa cararo , inaad ku daba xidhato ma'aha , waayo balaayo aan qorshaahaagi hore ku jirin baad galaysa .
Al shaabatu , waxa ku dhacday , dhul loo ga baxay bay sii fudud iska qabsadeen . Iyagii baa waaxaney ahayn isku qaatay , haddana runti baa insha Allah maalin ba maalinta ku xikta la hor keenaya.




