Reer Mahad Doctor is named Puntland Wasaaradda Caafimaadka Dr. Bashir Cali Biixi.
From
Garoowe: Madaxweynaha Puntland Ku dhawaaqay galahiisa Xukuumada
17. januar 2009
XEER MADAXWEYNE Lr. 02, 17 JANAAYO, 2009, OO KU SAABSAN MAGACAABIDDA XUBNAHAN GOLAHA XUKUUMADDA CUSUB
17.01.09
DAWLAD GOBOLEEDKA PUNTLAND:
Markuu arkay: Dastuurka Puntland qodobka 54aad, faqradiisa 19aad
Markuu latashaday: Madaxweyne ku xigeenka DGPL
Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo xulashada xubnaha Golaha Xukuumadda oo aqoon sare iyo karti leh
Markuu Garowsaday: Hawlaha baaxadda weyn ee shacabka Puntland ka sugayo Xukuumadda Cusub
Wuxuu Xeeriyey:
Magacaabidda xubnaha cusub ee wasiiradda/Wasiir-ku-xigeenada iyo Wasiiru Dawlayaasha Golaha
Xukuumadda:
Wassaradda Caddalada, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Wasiir C/risaaq Yaasiin C/lle
Wasiir ku xigeen Max’ud Saciid Xusen
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dawladaha Hoose iyo
Horumarinta Reer Miyigi Wasiir C/llahi Axmed jamac
-Wasiir ku xigeen Yuusuf Axmed Khayr
-Wasiir ku xigeen Cali Yuusuf Cali Xoosh
Wasaaradda Amniga
Wasiir C/llahi Saciid Samater
-Wasiir ku xigeen Cabdi Yaasiin Xirsi
Wasaaradda Maaliyadda Wasiir Dr. Faarax Ali Jamac
-Wasiir ku xigeen Cabdi Ibraahim Warsame
-Wasiir ku xigeen Yuusuf Dahir Qodax
Wasaaradda Qorshaynta iyo Xirrika Caalamiga ah
Wasiir Nuuradiin Aaden Diiriye
-Wasiir ku xigeen Saynab Ugaas Yaasiin
-Wasiir ku xigeen Cali Axmed Gamuute
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo daaqa
Wasiir Axmed Xuseen Yuusuf
-Wasiir ku xigeen Dr. Nuur Axmed Yuusuf
-Wasiir ku xugeen C/weli Xirsi Nuur
Wasaaradda Caafimaadka
Wasiir Dr. Bashir Cali Biixi
-Wasiir ku xigeen Dr. Maxmed Xirsi Ducaale
-Wasiir ku xigeen Maymuun Cabdi Ducaale
Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta
Wasiir Warsame Cabdi Shirwac
-Wasiir ku xigeen C/shakuur Mire Aaden
Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka
Wasiir Eng. Daahir Khaliif Faarax
-Wasiir ku xigeen Warsame Aaden Guulled
-Wasiir ku xigeen C/risaaq Yuusuf Cilmi
Wasaaradda Beeraha iyo Horumarinta Biyaha
Wasiir Xasan Cabdi maxmed
-Wasiir ku xigeen Burhaan Cilmi Xirsi
Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda
Wasiir Suleemaan Ciise Axmed
-Wasiir ku xigeen C/kariim Saalax Cali
Wassaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska
Wasiir Caasha Geelle Diiriye
-Wasiir ku xigeen Xaliimo Max’ud Maxamed
13. Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada Iyo Sportiga Wasiir Maxamed Nuur Cagweyn
-Wasiir ku xigeen Axmed Cigaal Cawaale
14. Wasaardda Ilaalinta Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska
Wasiir C/qani Yuusuf Cadde
-Wasiir ku xigeen Cismaan Cawad Cali
15. Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
Wasiir Eng. C/risaaq X. Gacayte
-Wasiir ku xigeen Eng. Max’ed Ciise Lacle
16. Wasaaradda Duulista hawada iyo Garoomada
Wasiir Axmed Cilmi Cismaan
-Wasiir ku xigeen C/llahi Jamac Roorshe.
17. Wasiiru Dawlaha Ganacsiga Maxa’ud Faarax Max’ed
F.G. Xubnaha Golaha Dawladda oo an liiskan ku jirin dib ayaa laga soo magacaabidoonaa.
Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo.
Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Farole)
Madaxweynaha Puntland




