Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Puntlands last breath....

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Padishah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2464
Joined: Sun Jan 07, 2007 9:10 am
Location: Ozzieland.

Re: Puntlands last breath....

Postby Padishah » Sun Jan 18, 2009 11:41 pm

I cannot believe that people are mistaking Alluring for Voltage. Unbelievable.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntlands last breath....

Postby The_Emperior5 » Sun Jan 18, 2009 11:47 pm

padishah

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Puntlands last breath....

Postby neocon_2007 » Mon Jan 19, 2009 1:34 am

Baaq ay soo saareen jaaliyadaha Woqooyiga mareykanka ee Sanaag, Haylaan iyo Galbeedka Bari, kaasoo ku wajahan maamulka cusub ee Puntland….

Minneapolis: Kadib markii aan aragney qaabkii loosoo magacaabay wasiirada maamul goboleedka Puntland oo awood qeybsigii wasaaradaha ku dulmiyey beelaha SHB, kadib markii aan aragney in aanu madaxweynuhu wax la tashi ah la sameynin jaaliyadaha SHB ee ku sugan Garoowe. Kadib markii aan aragney in madaxweynuhu ay gacmo fara badan wax la maamulayeen awood qeybisga.



Anagoo ah jaaliyadaha Puntland ee woqooyiga Mareykanka gaar ahaan kuwa Sanaag, Haylaan iyo Galbeedka Bari waxaan uga digeynaa madaxweynaha cusub Mudane C/raxmaan Faroole in uu dib u habeyn ku sameeyo qaab dhismeedka dowlada cusub, kuna saleeyo awood qeybsigii iyo wax isku darsashadii beelaha walaaalaha ah ee Puntland.



Madaxweyne Faroole oo magacaabay 9 Wasiir iyo 12 wasiir ku xigeen oo beeshiisa ah, iyo 2 wasiir oo beelaha Sanaag, Haylaan iyo Galbeedka Bari loo magacaabay. Taas oo ah mid lagu dulmiyey beelaha SHB. Madaxweyne Faroole ayaa halkaasi marsiiyey tub eexeed lamid ah tii Cade Muuse.



Hadii aan madaxweynuhu aan 48 saacadood ee soo socda wax ka badali waayo qaab dhismeedka awood qeybsiga, in beelaha SHB ay gabi ahaanba kalsoonida kala noqon doonaan maamulka cusub.






Waxaa ku saxiixan:






Garaad Cali Aw-Yuusuf



Caaqil Caabi Faarax



Prof. Abshir Aw-Yuusuf



Prof. Maxamed Jibriil



Dr. Siciid Faahiye



Dr. C/fataax Xuseen Dheere



Dr. Maxamuud Geeldoon



Dr. Cali Shire



Dr. C/qaadir Xirsi Faroole



Dr. Ismaaciil Geeldoon



Col. Mohamed Abdi qaac



Col. Jamac Shire Dariqo



Col. Cabdi Daad



Col. Maxamuud Cali Ciid



Col. Cabdiraxmaan Xirsi



Col. Cawil Axmed Xersi



Nuur Saalax Doonyaale



Axmed Saalax Dhoodi



Maxamed Salaad Ruqur



Cusmaan Maxamed Ali



Ibraahin Aw-Caduur



Maxamed Cabdulaahi Dubeys



Saalax Nuur Saalax



Axmed Ismaaciil Jaamac Gadhweyne



Faysal Maxamuud Cumar



Yaasiin Sharmaake



Siciid Ali Geldoon



Gurey Hure



Maxamed Isse Aar



C/laahi Saalax Geeljire



Hilaal Aduur



C/risaaq Bulxan



Sugulle Warsame Sugelle



Cabdi Cali Guuleed



Maxamed Cumar Cashuur



Axmed Cabdi Cabdalle



Sahal Indha Caad



Maxamed Aadan Daad



Maxamed Xuseen Gurxan



C/risaax Daahir Aadan



Siciid Maxamuud Cismaan







Samatar D. Maxamed

Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Puntlands last breath....

Postby Captain24 » Mon Jan 19, 2009 1:47 am

Neacon, No offense but the guy who wrote that garbage and the one who owns Dhaharonline.com is that dude Saleh who wrote the song 'Dhahar'. I met that dude and you could see that he was so disappointed just like you.

I bet you on it, he just wrote that piece of sh1t while chewing qaad at his house in New Brighton

User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Puntlands last breath....

Postby neocon_2007 » Mon Jan 19, 2009 1:59 am

Writing is writing

:arrow:

Reer Badhan and their top officials will be in Bosaaso to seal the deal of Maakhir State.


Lights out Majarteenia 8-)

User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Puntlands last breath....

Postby neocon_2007 » Mon Jan 19, 2009 2:02 am

When the lions roar, Warsangeli, all the little punks scramble for the next opportunity :mrgreen:
---------------------------------------------------------------------------------------------

BAYAAN KASOO BAXAY BEESHA MEHERI EE NORWAY KUNA WEJAHAN PUNTLAND



KU: Isimada Dawlad Goboleedka Puntland-Goobtooda

Ku: Maxkamada Sare ee DGPL-Garoowe

Og: Madaxweynaha DGPL-Garowe


Anagoo ah Jaaliyada Beesha Meheri ee Norway kana tirsan Beelaha soomaaliyeed, kuna caan baxday deris wanaaga nabad iyo xaq dhowrka ay kala mudan yihiin beelaha soomaaliyeed .



Beesha Meheri oo ah beesha kaliya ee aan wax colaad ah ka dhexeen beelaha kale ee soomaaliyeed,taasuna waxayku tuseysaa sida ay beesha meherigu u xaq dhowrayaan nabad ku wada noolaanshaha,daris wadaag iyo dhamaan dhowrista danta guud ee deegaanada puntland iyo dhamaan dalka soomaaliyeed guud ahaantiis.

Sida taariiqdu qoreyso waxay ahayd beesha meherigu laf dhabarka soomaaliyeed khaas ahaan degaanada puntland, waxey ka qeyba qaateen horumarka dalka dhinacyadiisa kale duwan.



The Meheris are resourcefull merchants who took lions share in finding and establishing most of urban Somali communities (city & towns) and overall advancement of somali.It is well known fact taht prominent meheri business people reside in the centre of town and cities of Somalia from coast to coast.

Waxaa marag madoonta ah in Beesha Meherigu ahayd beelihii ugu horeeyay oo meelo badan oo katirsan maamul goboleedka puntland aas aasay una suurta geliyay in ay noqdaan deegaano lagu noolaado,taasoo maanta weli magacoodii caan ku yahay ,meelahaas oo ay kamid yihiin sida gobolada Bari,Nugaal iyo Mudug.



Hadaba gobola Nugaal maalmihii lasoo dhaafay waxa kadhacay arimo aanan ka fileyn Isim Isimada kamid ah sida fiican looga yaqaan maamulka puntland oo ku dhaqaaqay faragalin howlo uusan shaqo kulahayn, arintaas oo ah faragalin si toos ah loogu sameeyay kursigii beesha Meheri ay ku lahayd Gobolka Nugaal taasoo si toos ah loogu wareejiyay Beel kale.



Waxay Beesha Meheri ku noqotay wax lala yaabo oo ah fajac weyn,waana arin dulmi wen ah,waxayna kamid tahay waxyaalaha laga hantay dowlad iyo sharci la,aanta ka jirta soomaaliya kadib markii dowladii soomaaliyeed ay burburtay mudo laga joogo 18 sano iyo kabadan,maanta waxay gaartay in uu Isim kamid ah Isimada soomaaliyeed uu yiraahdo gobolkaan cid aan aniga ahayn oo cid ka magacaabi kara ma jiro,taasu waxay ku tusaysaa halka maanta ay ka marayso cadaalada darada, dulmiga eexda iyo qadarin la,aanta daris wadaagta.



Waxaan u sheegaynaa reer puntland in aysan ahayn markii ugu horeysay oo beesha Meheri kursi ay lahayd laga duudsiiyay sabab la,aan.

Sidaas awgeed waxaan Isimada reer puntland ku wargalinaynaa in ay wax ka qabtaan cadaalad darada lagula kacaayo beesha Meheri,sidoo kale waxaan madxweynaha maamul goboleedka puntland ka codsanaynaa in uu arintaasi si qoto dheer leh u fiiryooo cadaalad iyo sinaan wax ugu qabto maxaa yeelay hadii xildhibaanada baarlamaanka lagu soo xulay cadaalad daro iyo eex waxay noqonayaan wax Baadil ah,wax baadil ahna hadii madaxweyne lagu soo doorto waxaa kasoo baxaya madaxweyne baadil ah.

Sidaas awgeed waxaan mar labaad ugu baaqeynaa Isimada iyo Madaxweynaha cusub in ay arintaas si qoto dheer oga fiirsadaan, maxaa yeelay barnaamijkii ay soo bandhigeen musharixiinta ayaa hal ku dhigeedu ahaa sinaan iyo cadaalad baan ku soo dabaalaynaa puntland.

Waxaan dhamaan hay,adaha garsoorka ka codsanaynaa in aysan indhaha ka qarsan dulmiga iyo cadaalad daradda lagula kacaayo Beesha Meheriga oo xuquuqdoodii lagu tuntay,talaabo sharciga waafaqsan ay ka qaadaan arintaas,anagoo aaminsan in ay kudayan doonaan waajibaadkooda dastuuriga ah.

Waxaan dhamaan Beelaha aanu walaalaha nahay ee reer puntland u sheegaynaa in Beesha Meheri aysan cidna marti u ahayn Deegaanka Nugaal,cidkasta oo doonaysa in ay ka faaiidaysato nadaam iyo sharci daro kajirta dalka aan laga aqbali doonin.



Sidoo kale waxaan shacbiga reer puntland u sheegaynaa in puntland aas aaskeeda uu kayimid fikirka ay u dhan yihiin dhamaan qabiilada degaanka puntland,cidkasta oo latimaada hanwayni, afduub iyo ku tagrifal wax aysan lahayn in aan laga aqbali doonin .waxaana aad aad uga xunahay arinta ka dhacday Nugaal waana horjeednaa gebi ahaanba.



Waxaa kusaxiixan maqalakaan dakaan hoos ku qoran

1.GUD:Abduqaadir Noor Farah
2.Nabadoon Abdiqan Ahmed Jamac
3Eng:Yasin Hahi Musse
3.Abdiaziz Abdullahi Shire
4.Said Ahmed mohamud
5.Abdifatah Hassan Ciid
6.Sharmaarke Abdullahi Foodcade
7.Qaasim Abdi Haji Xirsi(Qaxweyste)
8.Ali hussein Ciid
9.Ayaanle Xirsi Carab
10.Mohamud Abdi Ciid
11.Ahmed Abduqadir mohamed
12.Prof.Hassan nuur Geele
12.Dr.Mahad Qalif yusuf
13.Sheekh Yusuf Nuur Jamac
14.col.Mohamud Hassan guure
15.Dr.Yasin mohamed nuur
16.Eng.Jama Abdulle ismail (jama cilaal)
17.Said Ali Ibrahim(ali iLey)
18.Mohamed Mire Calool
19.Mohamed Said Hassan(saciid wejixun)
20.Sadiiq Hussein Ciid
21.Abdiqaadir Dahir Abdi
22.Abdinasir Naasir (cana)
23.Mohamed Abdi Yasin
24.Abdi Ali (fanax)
25.Hussein jama Balool
26.Salaybaan Raage
27.Raage Falke
28.Abduqadir Hassan Bare
29.Ali Omar Mohamud(Omar galangal)
30.Abdinajiib Haanwaag
31.Dahir Hassan Moh cade
32.Mohamed Jama Isse
33.Guleed Sheeq Aden
34.Yasir Abduqadir Mohamed
35.Samatar Abdi Ciid
36.Ahmed Salah dheere
37.Dr.qadijo yusuf Ali
38.Halimo Jamac Farey
39.Halimo Karakoote
40.Sacdiyo Ismail Haji Samatar

iyo Dhamaan Jaaliyada Beesha Meheri ee kunool Norway.
c/qaadir xasan joof20@hotmail.com



wabilaahi Towfiiq
Oslo,NORWAY



Sanaagpost News Desk

Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Puntlands last breath....

Postby Captain24 » Mon Jan 19, 2009 2:05 am

Neocon, do you know that almost all the names on the list is fake? :lol: :lol:

That Saleh dude is sure raising the hopes of a lot of Warsans

User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Puntlands last breath....

Postby neocon_2007 » Mon Jan 19, 2009 2:11 am

Don't worry I count me the Salaah (?) and my siblings. That should make us 9 strong to defeat you. Maybe the 1 Warsangeli that travels around Sanaag claiming to be the last survivor. 10 of us :arrow:

Alluring
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8237
Joined: Sun Jun 11, 2006 11:44 am
Location: between past and future

Re: Puntlands last breath....

Postby Alluring » Mon Jan 19, 2009 1:24 pm

Padishah wrote:I cannot believe that people are mistaking Alluring for Voltage. Unbelievable.


It is not people, but merely this dawwa character, a child. I am surprised he missed his breastfeeding session to come and utter these words.
Last edited by Alluring on Mon Jan 19, 2009 5:48 pm, edited 1 time in total.

User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Puntlands last breath....

Postby neocon_2007 » Mon Jan 19, 2009 3:18 pm

BEESHA WARSANGELI "ILKA JIR QABO XILKA, DOON WAXA BEESHA KA MAQAN" GO'AANKII SHIRKII MAANTA KA DHACAY GAROWE



Garowe:- Shir ay kasoo qeyb galeen Hogaanka Siyaasade beesha Sanaag iyo Galbeedka Gobolka Bari[Warsangeli] iyo Nabadoonada beesha oo ka dhacay caasimada Puntland ee magaalada Garowe ayaa waxaa kasoo baxay go'aano cad cad iyo talo bixin isla markaana lagu doonaya isbedelka Puntland.

Maalmihii lasoo dhaafey ayaa wax garadka Beesha waxay shirar isdaba joog ah ku lahaayeen Magaalada Garowe isla markaana lagu lafa gurayey aayaha beesha isla markaana 2 arimood ay horyaaleen.

2da qodob ayaa waxa uu ahaa in Laasqoray la isugu tago oo maamul gaar ah la dhiso isla markaana Bari iyo Sanaagba laga hirgeliyo, iyo in Maamulka Puntland laga sii midnoqdo oo aan loo dayn boobka siyaasadeed ee beelaha Mudug, Bari iyo Nugaal.

Shirarkan ayaa maanta gelinkii danbe soo afjarey waxaana laga dareemayey goobta shirka gor gorton aad u balaaran oo ku saabsan aayo ka talinta beesha Warsangeli.

Nabadoonadii ka hadley goobtaas ayaa waxaa ka mid ahaa Nabadoon Jafaal [Xingalool]oo qeexay in Puntland wax lagu darsadey isla markaana lala xisaabtamo iyadoo beesha hogaanka haysey 10kii sano ee lasoo dhaafey meel cidla ah ku xalaaleysatey saamiyadii beesha Warsangeli isla markaana aan sidaa looga tegin e lala xisaabtamo.

Sidoo kale Nabadoon Dabshid[Hadaftimo] ayaa isna goobta si weyn uga hadley oo sheegey iney lagama maar maan tahay in siyaasada beesha la cadeeyo isla markaana tolka lala xisaabtamo hadii kalena Laasqoray la tago.

Waxaa iyaduna goobta looga hadley in Saamiyada beesha ka maqan loo xilsaarey general Ilka jiir waxaana ka mid ah saamiyadaas.

Tirada Wasiirada ay beeshu leedahey oo la kordhiyo.
Wasiiro ku xigeenada ka maqan beesha in miiska lasoo dhigo.
Shaqaalaha Dowlada oo gaaraya 75 in miiska lasoo dhigo.
Sidoo kale waxaa iyaduna jirta arin muhiim ah taas oo ah in beesha ay ka maqan tahay saamiyada ay ku leeyihiin xildhibaanada isla markaana tiro gaareysa 13 ay maqan yihiin loona baahan yahay in xalkeeda la gaaro.

Ugu danbeyn GO'AANKII meesha lagu qaatey ayaa waxa uu ahaa [Generale Ilkajir, xilka laguu dhiibey qabo, saamiyada ka maqan beeshana keen, lana xisaabtan tolka]

Shirkii ayaa halkaa ku dhamaadey iyadoo go'aankaas kama danbeysta ah la gaarey isla markaana loo daayey Generalka inuu Madaxweynaha la xaajooda wasaaradaha maqan ee ka maqan beesha uu keeno.

Waxaana la oran karaa waa Guul soo hoyatey iyadoo dad badani oo ah cadowga Puntland iyo Hartiba ay ku ducaysanayeen kala jabka Puntland iyo bur burkeeda iyadoo laga yaaboba in dadkaasi ay sokeeye yihiinba............

User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Puntlands last breath....

Postby snoop12 » Mon Jan 19, 2009 6:45 pm

Alluring wrote:
Padishah wrote:I cannot believe that people are mistaking Alluring for Voltage. Unbelievable.


It is not people, but merely this dawwa character, a child. I am surprised he missed his breastfeeding session to come and utter these words.


:lol: :lol:



dawwa walahi you are the most pathetic thing i have ever come across, my bad i should have never assosiated myself with a bacaaaaaa in the first place.

ps: dont send me pm's i dont need your begging saxib,

RebelLion
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2259
Joined: Mon Apr 14, 2008 3:33 pm

Re: Puntlands last breath....

Postby RebelLion » Mon Jan 19, 2009 8:22 pm

Alluring wrote:
dawwa9 wrote:Shiiit

Whats with your obsessions with Puntland, stick to your own lands...You are not Majerteen


Puntland is NOT Majeerteen land. Understand? Secondly the President of Puntland today should have been ilka jiir


The first part I agree, but the second is nonsense. Ilka jir lost in a fair process, why should he have been president? mise waad iska hadlaysaa?

User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Puntlands last breath....

Postby neocon_2007 » Wed Jan 21, 2009 4:07 am

Puntland is falling.. :mrgreen:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Garadkin and 8 guests