dantu somaliland bay ku jirta beesha samaroon wa somalilanders dadkooday wax la qeybsanayaan, bal walanweyn maxay ka dhex heleyaan haday oo tagaan, nothing walanweyntu iyaka ba wax isku ogallaayn
Maanta beesha samaroon wa beesha somaliland hogaanka ku oo haysta dadkooday wax la qabsanayaan.