Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Tigray dabadhilif have been eliminated from Sharif's PM list

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Dudaaye
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 796
Joined: Wed Sep 03, 2003 7:00 pm
Location: Goldogob Distirict: leelkase State

Tigray dabadhilif have been eliminated from Sharif's PM list

Postby Dudaaye » Wed Feb 11, 2009 2:24 pm

http://www.dayniile.com/febaraayo009/13 ... raayo5.htm

Sidoo kale, xubno si weyn loo hadal hayay inay ugu dhow dhowyihiin qabashada xilka ra’iisal wasaaraha ayaa galabta laga reebay Liiska dadka uu qaabilayo madaxweynen Shariif Sheekh, waxaana ka mid ah xubnahaasi laga tegay Maslax Max’ed Siyaad, C/rashiid Cirro, C/risaaq Jurile iyo Max’ed Cabdi Yuusuf oo iyagu berryihii ugu dambeeyey ku jiray olole ay ku doonayaan jagadan ra’iisal wasaaraha.
Sidoo kale, xubnaha aan hore loo sii saadaalin inay ku jiraan liiska dadka u sharaxan jagadan ra’iisal wasaaraha amaba aanan lagu tiring jirin inay ugu dhow dhow yihiin ee galabta madaxweynuhu qaabilayo ayaa waxaa ka mid ah Siciid C/llaahi oo loo yaqaano (Deeni) oo isagu ka mid ah ganacsatada sida weyn looga yaqaano Puntland, Max’ed Cusmaan Aadan (Edsan) oo isagu ka mid ahaa musharaxiintii jagada madaxweyne-nimada, wiilka uu dhalay ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, Nuur-diin Diiriye oo isaguna ka mid ahaa musharaxiintii jagada madaxweyne-nimada maamul goboleedka Puntland, Cali Cabdi Awaare oo ahaan jiray wasiir ka tirsan Puntland, ahna maamulaha idaacadda iyo TV-ga SBC iyo xubno kale oo ka socda dhanka bulshada Rayidka qaarkoodna ay la shaqeyn jireen hay’addaha Qaramada midoobay.

Ganacsade Siciid C/llaahi Deni oo isagu ka mid ah saraakiisha ugu sareysa ee shirkadda ganacsiga ee Towfiiq oo si weyn looga yaqaano gobolada Koofurta, sidoo kalena ka mid ahaa ururkii Al Islaax ayaa si gaar ah loo hadal hayay maalmihii ugu dambeeyey iyadoo lagu xamanayay inuu kalsooni buuxda ka heysto madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Mr. Faroole, halka sidoo kalena uu kalsooni ka heysto ganacsatada reer Muqdisho oo iyagu muddo ay soo wada shaqeyn jireen, lana dhacsan yihiin qaab dhaqankiisa iyo siyaasadihiisa.
Sidoo kale, waxaa jira xubno ka tirsan baarlamaanka cusub oo iyagu uga digay madaxweynaha in loo magacaabo ra’iisal wasaare Mr. Deni, sababtoo ah bey yiraahdeen wuxuu ka mid ahaa xubnihii diidanaa qadiyadii maxkamadihii Islaamiga iyo Jihaadkii ka dhanka ahaa ciidamadii Xabashida ee iyagu mudada labada sano ah halaaga ka waday gudaha dalka Soomaaliya.
Ugu dambeyntiina madaxweynaha ayaa la filayaa in 24-ka saac ee soo socota uu ku dhawaaqo shaqsiga noqonaya ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, maadaama uu isaguba shalay ka dhawaajiyay in sida ugu dhaqsaha badan uu u magacaabayo.

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Tigray dabadhilif have been eliminated from Sharif's PM list

Postby AhlulbaytSoldier » Wed Feb 11, 2009 2:50 pm

Ofcourse, President Sheikh Sharif has deadly advisors like Nuur Cadde ,Axmed abdisalaan and many more :up: :lol:

User avatar
abdi ilyas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1767
Joined: Fri Jul 25, 2008 7:20 pm
Location: some where in europa

Re: Tigray dabadhilif have been eliminated from Sharif's PM list

Postby abdi ilyas » Wed Feb 11, 2009 2:55 pm

GREAT NEWS.

Son_of_Somalia
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1917
Joined: Thu Aug 28, 2008 5:50 pm

Re: Tigray dabadhilif have been eliminated from Sharif's PM list

Postby Son_of_Somalia » Wed Feb 11, 2009 3:00 pm

Good news :som: :rose:

Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Tigray dabadhilif have been eliminated from Sharif's PM list

Postby Captain24 » Wed Feb 11, 2009 3:02 pm

Imaam hutu king, give the prime minster to Al-shabab guys

User avatar
shaamboo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5409
Joined: Sat Feb 23, 2008 7:03 pm
Location: Ardu allaahi maxaa karabtaa lokeshankeeyga

Re: Tigray dabadhilif have been eliminated from Sharif's PM list

Postby shaamboo » Wed Feb 11, 2009 3:04 pm

what is this king kong Nation celebration day ??

wayaada wait untill animal day fckers

Son_of_Somalia
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1917
Joined: Thu Aug 28, 2008 5:50 pm

Re: Tigray dabadhilif have been eliminated from Sharif's PM list

Postby Son_of_Somalia » Wed Feb 11, 2009 3:14 pm

Viva Nuur Adde, the hero of the somali people :rose:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: MrSinister and 36 guests