Postby Executive » Fri Feb 20, 2009 2:29 pm
Wasiirka Cadaalada iyo garsoorka-C/raxmaan Max’uud Faarax Janaqow
R/W ku xigeen Ahna wasiirka kaluumaysiga iyo qeyraadka Badda- Prof. C/raxmaan Aadan Ibraahim Ibbi.
R/W ku xigeen Ahna wasiirka Maaliyadda-Shariif Xasan Sheekh Aadan.
R/W ku xigeen Ahna Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Shidaalka- C/Waaxid Cilmi Goonjeex.
Wasiirka Wasaaradda Arimaha dibadda-Max’ed C/laahi Oomaar.
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga-Max’ed Cabdi Gaandi.
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta qaranka iyo iskaashiga caalamiga- C/raxmaan c/shakuur warsame.
Wasiirka Wasaaradda Dastuurka iyo arimaha faderaalka-Madoobe Nuunow Max’ed.
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo arimaha diinta-Sheikh Nuur Cali Aadan.
Wasiiradda Wasaaradda arimaha Haweenka iyo qoyska-Fowsiyo Max’ed Sheekh.
Wasiirka Wasaaradda dhaqan Celinta iyo naafada-Max’ed Cali Ibraahim.
Wasiirka wasaaradda gargaarka Caalamiga-Dr. Max’uud Cabdi Ibraahim.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta-Farxaan Cali Max’uud.
Wasiirka Wasaaradda cilmi Baarista iyo Tignoolojiyada-Max’ed Cali Xayaad.
Wasiirka wasaaradda Caafimaadka-Qamar Aadan Cali.
Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha-Max’ed Cabdi Maareeye
Wasiirka Wasaaradda jaaliyadda Dibadda-C/laahi Axmed Cabdule As,hari.
Wasiirka Waxbarashada iyo barbaarinta-Axmed C/laahi Waayeel.
Wasiirka Wasaaradda howlaha Guud iyo gurayeynta-Max’ed Cabdi Yuusuf.
Wasiirka Wasaaradda hormarinta Reer miyiga-Qadiijo Max’ed Diiriye.
Wasiirka Wasaaradda isboortiga iyo Dhalinyarada-Sulaymaan Colaad Rooble.
Wasiirka Wasaaradda arimaha gudaha-Sheekh C/qaadir Cali Cumar.
Wasiirka wasaaradda Amniga qaranka-Cumar Xaashi Aadan.
Wasiirka Wasaaradda xanaanada xoolaha-Abuukar Cabdi Cusmaan.
Wasiirka Wasaaradda Beeraha-Xasan Max’ed Nuur (Shaati Gaduud).
Wasiirka wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda-Max’ed Ibraahim (Xaabsade).
Wasiirka Wasaaradda hantida Qaranka iyo qalabeynta Max’ed Mursal.
Wasiirka Wasaaradda hidaha iyo Tacliinta sare-Pro. Ibraahim Xasan Cadoow.
Wasiirka wasaaradda macdanta iyo biyaha-Cabdala Boss Axmed.
Wasiirka Wasaaradda dib u dhiska-Xuseen Ceelaabe Faahiye.
Wasiirka Wasaaradda dalxiiska iyo duurjoogta-Max’ed Xuseen saciid.
Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta-C/Risaaq Cusmaan Jurile.
Wasiirka Wasaaradda ganacsiga-C/Rashiid Cirro.
Wasiirka Wasaaradda Warshadaha-C/Raxmaan jaamac Cabdala.
Wasiirka Wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka- Cali jaamac Jangali.
Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo ilaalinta dhirta-Burci Max’ed Xamsa.