1. Waa niman macaankii jannada, meel aan ku lahayne
2. Waa niman futadu maastahoo, duud maloogna ahe
3. Waa niman miskaha lagala dhacay, qaare madax weyne
4. Waa niman minjuhu ay yihiin, miiqan taag darane
lol@number 1
Btw, heres some other ones about Isaaq.
5. Gadh hunguri galay Habar Yoonis iyo Harar nin joogaa leh
6. HADII AWRKU HAAMAHA KA RIDO HOOGEY ARAP BAA LEH
7. HADAL AAN WAX TARIN HABAR AWAL BAA LEH
Don't know why but number 6 cracked me up.



