Moderators: Moderators, Junior Moderators



guhad122 wrote:Mahdi,
Horta mid agoow; Qaxootiga aad sheegaysid adaa i baday. Waxaad ogaataa inaan ka hor 1977, Ogadeen qaxooti noqonin,
dadka Soomalida ahna ay ugu xoolo badnaayeen...Hadana ugu xoolo badan yihiin. Dhulka Ogaadeeniya waxaa soo mara labada Webi ee Juba
iyo Shabeele; waadna ogtahay oo waa dhulka uga geela, ariga, loda, iyo beeraha badan. Cashar yar hadaan ku siiyo, markii Maxamed
Siyaad go'aan saday inuu weeraro Ethiopia, waxaa jiray cuqaal faro badan oo Ogaadeen u badan oo ka codsaday Maxamed Siyaad
inuusan marna oran "Anigoo ah Madaxweynaha Somalia ayaan weerar ku qaadayaa Somalia". In international law, that is called aggression
against soveriegn nation. Waxay kula taliyeen inuu ku ekaado "Waxaan taageerayaa dadka Somali Galbeed ama Ogadenia ee xaqooda
u dagaalamaya; hiil iyo hoona waan siin". Maxamed Siyaad arintaas waa diiday; Adeerkay aabahay la dhashay ayaa ka mid ahaa dadkii
arintaas darteed loo xir-xiray. Waxaa kaloo ka mid ahaa halyay Uurdoox oo dhowr sano ka hor ku geeriyooday Nairobi. Hadii aysan taasi
dhici lahayn maanta Ogadenia xor bay ahaan lahayd. Tan kale, markii dadku soo qaxeen; United Nationka ayaa ka codsatay Ethiopia iney
ogolaato in dadka qaxootiga dhulkooda ku soo noqdaan. Itoobiya waa ogolaatay, Afweyne ayaana arintaas diiday. Sababta uu u diiday
waxay ahayd dhaqaalaha Somalia oo dhan wuxuu ku tiirsanaa xoogaaga luf-lufka ah ee magaca qaxootiga Ogaadeenka lagu helo. Afweyne marna
ma uusan ogolayn in dadkaas dhulkooda loo celiyo. Xitaa Ethiopia ayaa codsatay in dadka dhulkooda lagu soo celiyo, Somaliyana waa diiday.
Ogaadeen oo dhan raali ayay ka ahaayeen in dadka dhulkoodu loogu soo celiyo waayo dhulka in Amxaaro loo soo faaruqiyo waa arin xun. Maxaad
u dagaalami haddiiba dhulkii cidla yahay. Qaxootiga aad sheegayso adaa i baday, ee bal taas ogoow.
Tan kale, markii dadku soo qaxeen, cuqaasha Absame ayaaa u tegay Afweyne markale, oo codsaday in dadka qaxootiga ah
la geeyo dhulka ay beesha Absame ku leedahay Somalia. Taasna Afweyne waa diiday. Wuu diiday in qaxootiga la keeno J/dhexe,
J/hoose, Bakool ama Gedoba. Taa markuu diiday, waxay fareen in dadka la geeyo dhulka dadka Daaroodku degaaan, taasna waa diiday.
Wuxuu rabay in wiilasha yar-yar ee qaxootiga ahi difaacaan maamulkiisa. Wuxuu dul dhigay Hawiye iyo Isaaq si uu colaad ugu
abuuro. Taasna si fiican buu ugu guulaystay. Maxaa dhulka Iidoor iyo Hawiye aniga i dul dhigay? Dhulka ugu wanaagsan ee ugu weyn ayuu
Absamuhu Somalia ku leeyahay, waa maxay sababta uu san dhulkaas ugeynin. Bal eeg, markaad Wardheer joogto sida ay Bari kuugu dhow yahay, ama
markaad Baareey joogto, sida Bakool kuugu dhowdahay. Hadda ka hor ayay kuwo Ilka-Yar ahi ku doodeen "Logistical reasons". Taas waxba kama
jiraan.
Waxaad ku doodaday in dadku aniga darteey kuu naceen; ana waxaan aamin sanahay in dadku anaga nagu naceen sida aan nacabka kaaga ilaalin
jirey ee aan kuu ilaalin jirey sida Ilmo yar oo aan dhalay. Doqon yohow soo ma ogid in 60% ciidamada xoogu ahaayeen Ogaadeen oo hadaan
rabno waa hore meesha kaa tuuri lahayn. Dhiiga ayaa i qaaday ee hadaan waa hore ogaan lahaa xumaatadadaa mar hore ayaa waraabe ku cuni
lahaa. Bal eeg:
1. Taliyaha Booliiska S/Gaas Aadan Kuukaay
2. Taliya Guul-Wadayaasha C/wahaab Makaahiil
3. Taliyaha ciidanka Badda Admiral Maxamed Cumar Cismaan
4. Wasiirka Gaashandhiga S/Gaas Aadan Cabdullaahi Gabyow
5. Taliyaha Ciidanka Cirka iyo Dhulka S/Guuto Siyaad Daauud Guudaal
6. Taliyaha Qaybta 21aad XDS S/Guuto C/raxmaan Khaliif
7. Taliyaha Qaybta 60aad XDS S/Guuto Muuse Xasan Sheekh
8. Taliye ku-xigeenka 26aad XDS G/Sare Axmed Cumar Jees
Intaas iyo qaar badan oo kale baa darbi kugu gadaaman ahaa. Markey kaa tageena dhurwaabaa ku cunay. Tankale dhulka aad sheegayso ee Ogadenia ninka
xornimadiisa diidan waa adi, markaan iraahdo aad qoriga qaadid oo aad Xabashiga iska dhicisid, cayaayaan Daarood ku sheeg ah baa
gadaal dhabar jabis igu samayn:
1. Maanta cid kale hajoogtee Abayoonis baan meel aan ka maro la'ahay
2. Majeerteen baa Doollo igu haysta
3. Reer Cismaan oo Mareexaan ah oo iyagoo cayr ah ii yimid baa xabad ii haysta dhul ay ila xoreeyaan iska daaye
4. Geri oo dhan baa Amxaarka la socda oo biyaha u wada, oo turjubaan u ah
5. Dhulbahante ayaa Danood weerar igu ah oo Wiilashii ONLF maalin walba xabad la dhaca,
marka Daaroodka aad sheegaysid iyagaaba iga hor jooga xornimo aan helo.
Allaa idiliye adaa Amxaarka iiga sii daran.

guhad122 wrote:Tan kale, markii dadku soo qaxeen, cuqaasha Absame ayaaa u tegay Afweyne markale, oo codsaday in dadka qaxootiga ah la geeyo dhulka ay beesha Absame ku leedahay Somalia. Taasna Afweyne waa diiday. Wuu diiday in qaxootiga la keeno J/dhexe, J/hoose, Bakool ama Gedoba. Taa markuu diiday, waxay fareen in dadka la geeyo dhulka dadka Daaroodku degaaan, taasna waa diiday.
The 1977-78 Ogaden War caused a massive influx of Somalis who had been living in eastern Ethiopia (and to a lesser extent from other areas) into Somalia. Most refugees were ethnic Somalis, but there were also many Oromo, an ethnic group that resided primarily in Ethiopia. The Somali government appealed for help to the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) in September 1979, but UNHCR did not initiate requests for international aid until March 1980...
In 1990 there were refugee camps in four of Somalia's sixteen regions, or administrative districts (see fig. 5). The number of persons in these camps ranged from under 3,000 to more than 70,000, but most held 35,000 to 45,000 refugees. According to a government document, the camps in Gedo held a total of more than 450,000 persons, in Hiiraan more than 375,000, in Woqooyi Galbeed well over 400,000, and in Shabeellaha Hoose nearly 70,000.
According to the UNHCR, Ethiopia and Somalia between them hosted in 1989 a refugee population of about 1.3 million. Nearly 960,000 of the total were ethnic Somalis. Somalia hosted 600,000 refugees, of whom nearly 80 percent were ethnic Somalis from Harerge, Ogaden, Bale, and Borena regions. The remaining 20 percent were Oromo, the largest ethnic group in the Horn of Africa, from Harerge, Bale, and Borena regions.
In southern Somalia, refugees lived in camps in the Gedo and Shabeellaha Hoose regions. In the northwest, camps were distributed in the corridor between Hargeysa and Boorama, northwest of Hargeysa. Because of the nomadic tendency of the Somali and Oromo refugees, major population shifts occurred frequently.
http://www.country-data.com/cgi-bin/query/r-11998.html





Users browsing this forum: No registered users and 0 guests