Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

mukhtaar roobow

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27573
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: mukhtaar roobow

Postby Murax » Tue Mar 03, 2009 11:13 am

Air Canada,

Abu Mansur Has mellowed Man

User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: mukhtaar roobow

Postby Diyeeshaha_Tolka » Tue Mar 03, 2009 11:16 am

loool amiin caamir waa balaayo alshabaab wuxu ku noqday laf dhuun gashay oo kale,,,laakiin waxaasi usoo qoray waa run waa waxay alshabab aaminsan yihiin,,maalinti ay kismaayo qabsadeen calankii buluug ahaa way tuureen koda ayey sureen..maalinti ay baydhabo qabsadeena sidoo kale calankii bulluga way tuuren laakiin marki dambe odayaasha ayaa qeyliyey wayna soo celiyeen kooda maodwga ahaana way garab sureen

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: mukhtaar roobow

Postby AbdiWahab252 » Tue Mar 03, 2009 11:17 am

Murax wrote:Air Canada,

Abu Mansur Has mellowed Man



Murax,

he is fearing a $2 million dollar vengeance from the sky taking him to Al hawiya :lol:

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27573
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: mukhtaar roobow

Postby Murax » Tue Mar 03, 2009 11:20 am

Dishiyahsa,

Sidu u ekyahay axzabtaan dhan wey kala goa'yaan mar dhow.


Ninkaan Abu Mansur wu iska fogaayey kooxahaan kale

Air Canada
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1557
Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm

Re: mukhtaar roobow

Postby Air Canada » Tue Mar 03, 2009 11:20 am

Murax

That is because he was riding the strong reer muqdisho wave. But that is not the case right now so he has to tone down a bit.

Diyeeshaha

Calanka buluuga waa danbi

User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: mukhtaar roobow

Postby Diyeeshaha_Tolka » Tue Mar 03, 2009 11:21 am

Air Canada wrote:Murax

That is because he was riding the strong reer muqdisho wave. But that is not the case right now so he has to tone down a bit.

Diyeeshaha

Calanka buluuga waa danbi



calanak buluuga yuu dambi ka galay

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27573
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: mukhtaar roobow

Postby Murax » Tue Mar 03, 2009 11:22 am

Air Canada wrote:Murax

That is because he was riding the strong reer muqdisho wave. But that is not the case right now so he has to tone down a bit.

Diyeeshaha

Calanka buluuga waa danbi



Ninyaho I think the only thing all these groups were united on was fighting against xabashi. Now that there gone, they'll start falling apart.

User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: mukhtaar roobow

Postby Diyeeshaha_Tolka » Tue Mar 03, 2009 11:27 am

Murax wrote:Dishiyahsa,

Sidu u ekyahay axzabtaan dhan wey kala goa'yaan mar dhow.


Ninkaan Abu Mansur wu iska fogaayey kooxahaan kale



arinta qabuuraha wuxuu yiri anaga ma ahan ee waa qolooyinka kale kaambooni, caanoole,, laakiin ninka qabuuraha jibinaayo waa yacquub oo ka tirsan alshabaab,,taasi waxay ku tusaysaa inuu been sheegaayo abumansuur..


arinta kale ee ah alaska ayaan tagaynaa waxaa yiri ninka mid maamulka hada haya shabelede hoose ee alshabaab waad ka araktay aljazeera,,abu-mansuur taasi wuu inkiray oo wuxuu yiri hadalkaasi waxaa yiri maxkamadaha..

arinta ah gowracana taasina wuu inkiray,,laakiin aniga waxaan ka dhagaystay radioga maaliin uu asaga naftigiisa yiri kii murtad ah aan qaban waan gowraceena and the next day nin baa la gowracay asaga ayaa la weydiyey wuxuuna yiri hadalkii shalaya ayaan ka dhabenay

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27573
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: mukhtaar roobow

Postby Murax » Tue Mar 03, 2009 11:30 am

:lol: :lol: :lol:


Dee ninki wuxu arkay sumcada inay ka ba'baeyso.


Dr Imaana sida kale wuu iska fogeyey dagaaladaan.


Hada siday xabashi u tegtay kuwaan dhan isku mowqif iyo isku ujeedo maaha

User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: mukhtaar roobow

Postby Diyeeshaha_Tolka » Tue Mar 03, 2009 11:34 am

Murax wrote::lol: :lol: :lol:


Dee ninki wuxu arkay sumcada inay ka ba'baeyso.


Dr Imaana sida kale wuu iska fogeyey dagaaladaan.


Hada siday xabashi u tegtay kuwaan dhan isku mowqif iyo isku ujeedo maaha



laakiin waxaa ceeb ah wax walba inaad inkirto,,haduu yiraahdo waan qaldanay hadana waa isa saxeynaa,dhib ma lahan ,laakiin wax walba qolooyinka kale ayaa sameyeen waxaasi waa been iska cad

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27573
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: mukhtaar roobow

Postby Murax » Tue Mar 03, 2009 11:38 am

Diyeeshaha_Tolka wrote:
Murax wrote::lol: :lol: :lol:


Dee ninki wuxu arkay sumcada inay ka ba'baeyso.


Dr Imaana sida kale wuu iska fogeyey dagaaladaan.


Hada siday xabashi u tegtay kuwaan dhan isku mowqif iyo isku ujeedo maaha



laakiin waxaa ceeb ah wax walba inaad inkirto,,haduu yiraahdo waan qaldanay hadana waa isa saxeynaa,dhib ma lahan ,laakiin wax walba qolooyinka kale ayaa sameyeen waxaasi waa been iska cad



Laakin shacabkaan beentaan kuma qabanayaan. Dad waxaa jiro maanta aaminsan ninkaan Abu Mansur inu yahay nin aan qaldi karin.

Air Canada
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1557
Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm

Re: mukhtaar roobow

Postby Air Canada » Tue Mar 03, 2009 11:43 am

Diyeeshaha

Calanka buluuga aayad quraan ah oon la badali karin maaha. Maadama uu wax faaiido ah noo keenin uu ceeb iyo sharaf xumo noo keenay waa in la badala.

User avatar
zidane88
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3984
Joined: Mon Feb 09, 2009 5:57 pm

Re: mukhtaar roobow

Postby zidane88 » Tue Mar 03, 2009 12:03 pm

I get my news from Amin cartoons. :lol:

User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: mukhtaar roobow

Postby Diyeeshaha_Tolka » Tue Mar 03, 2009 1:28 pm

Air Canada wrote:Diyeeshaha

Calanka buluuga aayad quraan ah oon la badali karin maaha. Maadama uu wax faaiido ah noo keenin uu ceeb iyo sharaf xumo noo keenay waa in la badala.



sxb calanka waxba yaana lagu been sheeganin,,waxa magaca somalia ku dheelay waa dadka ee ma ahan calanka iyo dhulkaba labadaasi waa ka nadiif ..

Addoow
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Sat Aug 16, 2008 4:13 am
Location: Hawiye Pride!

Re: mukhtaar roobow

Postby Addoow » Tue Mar 03, 2009 2:46 pm

Foxy22 wrote::lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Amiin Caamir is funny as fukc.

:shock:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 95 guests