Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Faafaahin dagaalki iyo muxaabiis la kala qabtey.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Faafaahin dagaalki iyo muxaabiis la kala qabtey.

Postby sadeboi » Wed Mar 18, 2009 12:58 pm

Ruunta-wax-uu-dhow.com

Ka dhib dagaalo qarar badan oo ka dhacay magalada madaxda Generals-Section, kaas oo ruun ahaanti sababay burbur, dhimasho, iyo dhaawaac asagone ku yeeshay sameeyn weyn isku socodka dadka. Waxaa soo ifbaxay qasaaradi dhabta aha uu dagaalkaan keeney, ka soo lagu tilmaamey dagaalki ugu xoog badna tan iyo marki mucaaradka olo olo ka bilaaween Somalinet.

Waxaa lagu soo waramayaa in dhinac dowladi hore laga gubay labo gadiid oo tiknikada weynka ah oo lo yaqiin "DELETE-button" lagana qabsadey mid kale iyo sedex gadiid oo ah kuwa yar-yar ee loo yaqiin "EDIT." Waxeeyna ku soo waramayaan mucaaradka in la qabtey nin caan ka ahaan jirey dowlada oo lagu magacaabo FAH-manaxo, taliyahi ciidanka darcaska. Taas oo ku noqotey tageerayaasha dowlada calool-xumaan xun, waxaane hadalkaan ka bacdi laga dhareemey Private-Darawiishland dhaqdhaqaaq xoogan oo uu hogaaminayo Executive-Abtijecel. Lamana oga halka uu ku dhambeyn doono mudane FAH-manaxo, madaama uu aha nin aad loo baadhigoobayey, waxaase sarakaal sare ee ka mid ah mucaaradka oo codsadey in aan magaciisa la shaacin inoo sheegay in eey xerro "dhaqan-celis" ah uu dirreen FAH-manaxo, taasne faah-faahin wuu ka bixin waayey.

Dhinaca Mucaaradka, ka hor inti eeyna la wareygin aya mamulki hore wada xirtey dhamaan isgaarsiinti Private-message loo yaqiin, waxana laga qabsadey dhowr gadiidka waa weynka ah ee "SUBMIT" loo yaqiin, iyo qoryo badan oo ah kuwa fud-fudud ee "Post-topic" loo yaqiin. Waxaane dhaawac dhinaca mucaaradka ka mid ah Gen.Bidaar-dhaaf Abdiwahab, dhaawaciisa oo lagu soo waramayo mid culus, Gudomiye Cawar-Ilbixi aya si weyn loogu heysta in uu dhawacaas uu geysadey Gen.Bidaar-dhaaf, oo ah mid eey tageerayaasha dowlada ku farxeen.

Wixi war ah oo ku soo kordho halkaan ka dhageysta.
Last edited by sadeboi on Wed Mar 18, 2009 1:06 pm, edited 6 times in total.

User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Faafaahin dagaalki iyo muxaabiis la kala qabtey.

Postby Hyperactive » Wed Mar 18, 2009 12:59 pm

i also heard in dad badan dawah hun garay la yirah ban.lol

User avatar
Xaaji_Xundjuf
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1790
Joined: Tue Jan 29, 2008 2:29 pm
Location: Desert Nomadic

Re: Faafaahin dagaalki iyo muxaabiis la kala qabtey.

Postby Xaaji_Xundjuf » Wed Mar 18, 2009 1:01 pm

Waxaa lagu soo waramayaa in dhinac dowladi hore laga gubay labo gadiid oo tiknikada weynka ah oo lo yaqiin "DELETE-button" lagana qabsadey mid kale iyo sedex gadiid oo ah kuwa yar-yar ee loo yaqiin "EDIT." Waxeyna



:lol: :lol: :lol: :lol:

User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: Faafaahin dagaalki iyo muxaabiis la kala qabtey.

Postby Cawar » Wed Mar 18, 2009 1:03 pm

:lol: :lol: :lol:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot] and 83 guests