Postby mudug fog » Thu Mar 19, 2009 2:23 am
kaalay warsangeliyow waad waalateen.
war orda walaalihiina hartiga kale raaca waa maxay maakhir ma in aad meesha gaajo ugu leataan ayaad rabtaan.
oo uu majerten cunaqabatayn idin saaro.
waxaad usamaynaysaan maakhir waa isaaq jacayl alla niman iidoor jecelaa iidoorkuna dad uma uu yaqaano.
war orda cadowgiina iyo ehelkiina kala garta