Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Madaxda Al-Shabaab Oo Ka Guuray Muqdisho

Historical reference for Somali armed militias.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Ayub21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun

Madaxda Al-Shabaab Oo Ka Guuray Muqdisho

Postby Ayub21 » Sat Mar 28, 2009 8:31 am

reer xamar waxeey ku maah maahan ninke soo joog laga waayo laasin soo jeef aa laga helaa

Muqdisho,28-March-2009:-Kadib qarixii lala beegsaday wasiirka arimaha gudaha Somaliya Sh. C/qadir Cali Cumar ayaa waxa laga dareemayaa Muqdisho isbadal wayn oo ku yimid madaxdii ururka Al-Shabaab oo lagu arki jiray masaajidada Muqdisho, hadana la waayay meel ay ka baxeen labadii maalmood ee lasoo dhaafay. Shalay oo Jimce ahayd ayaa laga tabay masaajidada Bakaaraha qaarkood madaxda Al-Shabaab oo aan kusoo tukan salaadii Jimcaha sidii horay looga bartay.

Fu'aad Shongolo oo kitaab ka aqrin jiray masaajidka suuqa Cabdala Shideeya ayaa joojiyay kitaabkaas, waxana dhalinyaradii dhagaysan jirtay loo sheegay in la hakiyay aqrinta kitaabkaas, mana lagaranayo halka uu aaday. Sidoo kale afhayeenka Al-Shabaab Mukhtaar Roobow Abu-Mansuur oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Muqdisho ayaan la arag labadii maalmood ee lasoo dhaafay. Madaxa ururka Al-Shabaab Axmed Aw-Cabdi Godane oo ku jila Sh. Mukhtaar Abuu-Zebayr ayaa isna lasoo sheegaya inuu ka baxay Muqdisho. Ragga sarsare oo ka tirsanaa ururkaas oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka baxay Muqdisho ayaa tiradooda lagu qiyaasayaa tobaneeyo, waxana la filayaa inay kala aadeen Baydhabo iyo Kismaayo.

Lama oga talaabada ay dowladdu ka qaadi doonto cidda ay ku cadaato inay ka dambeeyeen isku dayga dilka Sh. C/qaadi Cali Cumar, waxayse u muuqataa inay dhamaatay rajadii laga qabay in wada hadal lagu xaliyo qilaafka u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka ay hormuudka ka yimiin Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam oo hada u kala jabay laba garab.
.

http://wadanka.com/General/1556.html

User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Madaxda Al-Shabaab Oo Ka Guuray Muqdisho

Postby Somaliman50 » Sat Mar 28, 2009 9:57 am

c/qaadir was the only hope that the issues between the govt and opposition could be solved. now enemies are being made.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Factions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests

cron