Moderators: Moderators, Junior Moderators





Captain24 wrote:Abakar, Help your hiiraab brother, or you are too weak to even reach Galkayo?




Xamud. wrote:Camel herder
Who did they kill this time? they only killed one Leelkase(Reer Fiqi Ismaciil) Cali Kacaan, and Leelkase retaliated by killing two HGs.
Nevertheless Ilaahey ha kala qabto dadkan dagaal loma bahno! Leelkase and HGs should sit down and talk about instead of killing each other like savages.




Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa lga daremayaa xiisada colaadeed oo u dhaxeeya laba beelood oo walaal ah kuwaasoo wada dega Gobalka Mudug labadan beelood oo kala ah Sacad iyo Leelkase.
Xiisadan colaadeed ayaa ka danbaysay kadib markii dilal aanooyin qabiil la xidhiidha ay dhaxmareen maalmahii aan ka soo gubnay walow ay socdeen dadaalo arimahan la xidhiidha hadana xiisadan ayaa mar kale dib u soo labatay kadib markii dil kale loo gaystay mid ka mid ah beelaha coladan u dhaxaayso .
Xaalada labadan beelood ayaa ah mid kac sanaan laga daramayo inkastoo ay jiraan baaqyo ka soo baxaya waxgardka ku dhaqan Gobalka iyo dadaalo ay ka dhaxwadaan labadan beelood ee colaadu u dhaxayso
Ma jiraan wax iska hor imaad ah oo dhacay balsa waxaa la dareemaya xiisadan u dhaxaysa labdaan beelood waxana amuurtaan cabsi ka muujiyay dadka deegaanka oo ku baaqya in xaalada la dajiyo lama oga sida xaalk noqon doono.


Users browsing this forum: No registered users and 3 guests