Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Eng. Maxamed Xaashi Cilmi

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Adan_1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1237
Joined: Fri Feb 25, 2005 12:46 pm

Eng. Maxamed Xaashi Cilmi

Postby Adan_1 » Tue Apr 14, 2009 6:12 am

“Xaajiga (Cabdi-waraabe) iyo Ina Sulub waxaan leeyahay isku Maryo-alool ayeynu ahayne iminka waxay cid kale u sheeganayaan garanmaayo, kolkaa Maryo-aloolkii dee inuu isku soo noqdo maaha.”

“Waxaan inyar ka odhanayaa wixii aan ka soo gaadhay labada Suldaan ee ugu isirka badan ee ku abtirsada suldaan hebel, suldaan hebel, suldaan hebel, anigu labadii Suldaan ee Sul. Cabdillaahi iyo Sul. Cabdiraxmaan labadaba Alle ha u naxariistee waan soo gaadhay. Sul. Cabdillaahi waxay is hayeen dawladdii Ingiriiska oo ilaa heer wuxuu gaadhay uu yidhaa cashuur bixinmayno, Sul. Cabdiraxmaan makhaayad muu horfadhiisan jirin oo sharaftiisa ayuu ilaalin jiray, haddaba maanta dhaxalkoodii maxay noqdeen? Waxay noqdeen halkee shaadali lagu karinayaa rag leh. Waxaan leeyahay sharafta labada reer way ka wayn tahay siday u hadlayaan iyo dadka maanta hayaba, sicir-bararka salaadiinta maxaa keenay? Iyagaa keenay oo hanan waayey wixii aabayaashood uga dhinteen.”
Image



Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Joogtada ee Golaha Guurtida Somaliland Md. Cabdillaahi Ibraahim Xirsi (Dhugad)


“SNM wixii ay soo martay waa la ogaa, ragga maanta ka hadhay wixii ka qaybsaday raggii ay ka qabsadeen waa la ogyahay waxaana ugu wacnaa raggii soo galay dalka aannu ka midka ahayn oo la ambaday arrinkii, waxa ka gaadhay wax aan tii hore ka gaadhin oo ka xun, haddana waxa Ilaahay Mahadii ah haddii uu shacbigii ogaaday inay tani tahay ta kharibtay dalka. Dadweynaha waxaan kula talinayaa waa la idin arbushayaa oo la idinka xumaynayaa xukunkii baa ka wareegay UDUB, annaga ayaa ka mid ahayn raggii dhisay waxaannu moodaynay meel miyirqabta oo dawlad noqota ee waxaannu u galnay meel bahal ah, waxaannu u galnay waxaan xishoonayn oo waxaan madaxi xunin xunaya, waxaannu u galnay madaxweyne siduu u sii roorayey adhigii isku qaaday, waa waxaan madaxi cuni jirin maanta ayey u horreysaa ninka dunida oo dhan haysta ee xayntii adhiga odaygii iyo adhigii ka qaaday ee u soo kiraystay niman carbeed oo badda uga iibiya iyo niman soomaaliyeed oo saylada uga iibiya. Waxyeelada dalka loo geystay la idiinka warami maayo waxase Ilaahay mahadii ah haddii dadweynihii ogaaday in wuxuu meesha ku hayey bahalo ahaayeen,” ayuu yidhi Md. Dhugad

Image

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 16 guests