Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Oh! sleeping Africa

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Warsan_Star_Muslimah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4574
Joined: Mon Apr 21, 2008 3:19 pm
Location: ''A Malyuun Bucks''

Oh! sleeping Africa

Postby Warsan_Star_Muslimah » Sun May 03, 2009 10:51 am

Salaam everyone, :up:

This song that my mum used to sing around the house, so no wonder I have much love for my country and the continent it is located in. :mrgreen: It is quite sad song, and I just found out it was sung by Magool (aun). :som: :rose:



hohey afrikaay hurudooy
cadaw ku helyey hurudooy
halyeeyadaadii hurudooy
haad baa cunaaye hurudooy
haamaa la saraa hurudooy
hayin sidisaa hurudooy
la hogaamiyaa
duli lama hilaabtee
aaway hanadadaadii
doqon baa habawsane
waligeed halaysane
sida xoolihiibaa
xero nalagu hooyaa

habeeno badan baan hurudooy
hamuun ku seexdee hurudooy
hirtaanyo awgeed hurudooy
la hadli wayaa hurudooy
caanihii hashaydaan hurudooy
haleeli waayee hurudooy
la'iga horjoogaa
duli lama hilaabtee
aaway hanadadaadii
doqon baa habawsane
waligeed halaysane
sida xoolihiibaa
xero nalagu hooyaa

horor warabaad hurudooy
waaxyo ku haysaa hurudooy
oo hantidaadii hurudooy
ka hirqanayee hurudooy
hadlina waydee hurudooy
hadmaad ogaan hurudooy
aad hagaagi hurudooy
duli lama hilaabtee
aaway hanadadaadii
doqon baa habawsane
waligeed halaysane
sida xoolihiibaa
xero nalagu hooyaa

User avatar
Warsan_Star_Muslimah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4574
Joined: Mon Apr 21, 2008 3:19 pm
Location: ''A Malyuun Bucks''

Re: Oh! sleeping Africa

Postby Warsan_Star_Muslimah » Sun May 03, 2009 10:58 am

It would be great if anyone can post the lyrics in English.

User avatar
Ayub21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun

Re: Oh! sleeping Africa

Postby Ayub21 » Sun May 03, 2009 12:41 pm

abaayo, :rose: mafiicantahay ayaantaan waxaa isku badashay Hillary Clinton sedaay wax ujiraan?

Addoow
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Sat Aug 16, 2008 4:13 am
Location: Hawiye Pride!

Re: Oh! sleeping Africa

Postby Addoow » Sun May 03, 2009 1:10 pm

:shock: abaayo,you have uncool avatar.disgusting. :lol:

User avatar
Ayub21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun

Re: Oh! sleeping Africa

Postby Ayub21 » Sun May 03, 2009 3:01 pm

Abaayo :rose: waaku mahadsantahay heesta macaan iyo fanaanada codka macaan aa noo soo godbisay :up:

Addow,warsans avater looks cool to me 8-)

User avatar
Warsan_Star_Muslimah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4574
Joined: Mon Apr 21, 2008 3:19 pm
Location: ''A Malyuun Bucks''

Re: Oh! sleeping Africa

Postby Warsan_Star_Muslimah » Sun May 03, 2009 3:07 pm

Ayub, fiicaan Aboowe. Alhamulilah 'ala kulli xaal. :up:

Ayaanta politican aa isku maalaya. :lol:

Addow, listen to Ayub my avatar is very cool. 8-)

Your welcome :up: :som:

Adiga siday tahay?

User avatar
Ayub21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun

Re: Oh! sleeping Africa

Postby Ayub21 » Sun May 03, 2009 3:54 pm

warsan, waa iska fiicanahay alhamdulli lah.likiin boring aa si xun i haayo maxaa qabtaa abaayo oo boringa iga bixi karo?


waan arkar ayaan taan in eey siyaasada xiiseeyheesid iska caadi waaya. :lol:


  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Banaadir”

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 0 guests