
Moderator: Moderators






The_Emperior5 wrote:Elan cabdilahi yusuf reer bu ka dhashay somalia magac ku leh xaq darro iyo wanaag ba way ku raceen what can you do about it . meesha siidi slaan walacday ha habaartamin eeh. cabdilahi yusuf iska ba tag yeh waka awoowgii jabarti iska ziyaaranaye inkaarqabihi mudug. dadki aad no wadday eeh konfuurians sookuwan is diilaya hada way is gubayaan adiga haday ku arki lahayeen your cute face way ka gubii lahayeen mala waliga maad arkin Hawiye dad gawracaya




Garuun wrote:empror
ka hadal ilmaha iyo hooyooyinka macluusha ugu baqtinaya hargeisa, iyo gabdhaha qurxoon aa xabshida loo badeeca geeyo,,iyo waliba dhilinyarada badda ku dhamaaday, ayagoo ka cararaya "somaliland dream"... Ictiraaf raadis baa tahay, naftaana kaa sii baxeysaa,, xaqiiqda kama hadashid,,waxaad isku mashquulineysaa koonfur nolosheeda u halgameysaa..waar ninyahoow dib isugu laabo dee

The_Emperior5 wrote:Abdilahi yusuf wa nin halyey ah waleh he first invited the warlords one by one in his government kabacdi na he dismised each one waliba bahdilaad buu oo raaciyee qanyare mee yalaxow mee macalin jiisow yaa ka futto xun adiga walugu haysta. ayu barlamaanka baydhabo ka dhex jiidhi. hawiyihi ba akhirki oo soo qayiilay laakin wa bahdilay waleh warlords kii akhirki dhinac walba way ka galleen miid garbasaar oo so huwada miid khamiis dheer xihdnaan jiiray iyo miid talyaaniga wax ku soo bartay nur cade. akhirki way ka takhaluseen odaygii Cumar maxamuud eeh reer mahad. and look at them today.
dmn this kid crack me up
Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: SunFromNorth and 28 guests