He said he will use every force necessary to protect his Government and ordered AMISOM to send MORTARS into the city
Muqdisho: AMISOM oo bilowday Duqeymo ka dib qeylo dhaan uga timid Shariif Sheekh Axmed iyo Ciidamadooda jooga Madaxtooyada Soomaaliya.
---------------------------------------------------------------------
Muqdisho:Madaafic xoogan oo caawa Muqdisho la isku Dhaafsanayo
11. maj 2009
Muqdisho(AllPuntland )-Madaafiic xoogan ayaa caawa ku socota xaafada badan oo Caasimada markii uu qaboobay dagaalkii socday.
madaaficda ayaa ah kuwa ay is dhaafsanayaan mucaaradka iyo dawlada , waxaana kooxaha mucaradka ay duqeyn ba'an u gesyten xarunta madaxtooyada Somalai , waxaana dhinaca madaxtooyada ka soo dhacay jawaabo ku socda xaafada ay tuhmayaan ciidamada Amisom in ay ka soo dhacayaan madaaficda.
madaaficda ayaa khasaare u geysanaya inta badan dad badan oo rayid ah kuwaas oo ay guryahooda ugu tageyso.
Degmooyinka Shibis iyo Boondhere madafic lagu soo riday waxaa ku geeriyooday dad shacab ah , waxaana uu dilay madfac soo dhacay qoys ka koobnaa 4-ruux oo ay laba caruuri tahay.
madaaficfda madaxtooyada ka so dhaceysay ayaa iyana dad badan ku laayey xaafadaha S/xoolaha iyo tawfiiq .
Dhinaca kale dagaalka galay mnaalinti shanaad ayaa waxaa uu yeelanayaa jawi u muuqda in uu ku so uruurau xaafadaha W/Muqdisho taas oo loo aaneynayo Xisbul islaam iyo Shabab oo soo qabsaday dhaman xarumibhi dawlada ee K/Muqdisho.
Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland





