Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Muktar Abu Zubeyr speaks out to media

Historical reference for Somali armed militias.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Garuun
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 615
Joined: Thu Feb 26, 2009 5:44 pm
Location: PanSoMali Liberation Movement: Sovereignty First.

Muktar Abu Zubeyr speaks out to media

Postby Garuun » Wed May 13, 2009 6:46 am

Mogadishu shaking


Amiirka Ururka Alshabaab oo sheegay in aan dowlada islaami ah lagu tilmaami Karin dowlada kmg Soomaaliya.
Posted: 5/13/2009 7:31:00 PM
Shabelle: MUQDISHO

Amiirka Ururka Alshabaab ayaa sheegay in aan dowlada islaami ah lagu tilmaami Karin dowlada kmg Soomaaliya.



Kadib fariin cod ah oo ay warbaahinta soo gaarsiiyeen ururka Al shabaab ayaa Shiikh Muqtaar C/raxmaan (Abuu Subeyr) oo ah amiirka ururka Al shabaab waxaa uu kaga hadlay arimo dhowr ah oo quseeya xaaladaha dalka iyo dagaaladii ugu danbeeyay.



Shiikh Muqtaar C/raxmaan (Abuu Subeyr) ayaa waxaa uu sheegay in dowlada hada jirta ee Kmg aan lagu tilmaami Karin in ay tahay islaam isla markaana aysan xitaa u qalmin in lagu tilmaamo mid wadani ah.



“Waxaa isweydiin leh dowlada lagu soo dhisay Emighat ee leh nidaamka 4.5 dastuurkedana ay gaalo dejisay xubnaha ugu cad cad baarlamaankeedana uu yahay ashahaado la dirirkii iyo kooxdii Ethiopia ee SSRC iyo Sodare Miyaa marnaba lagu sheegi karaan dowlada islaam ah” ayuu yiri Abuu Subeyr Amiirka ururka Al shabaab.



Sidoo kale mar uu ka hadlayay xaalada magaalada Muqdisho iyo dagaalada ka socda ayuu shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay taageeraan waxa uu ugu yeeray xaqa,waxaana uu sheegay in dagaalka socda uu yahay mid u dhexeeya xaqa iyo baadilka.



“Dagaalka waxaa uu yahay mid xaqa iyo Baadilka ka dhexeeya dadkana waa in ay garabka siiyaan xaqa,waxaana umadda la gudboon in ay u adkeysato dhameystirka dowlada islaami ah oo sax ah,maanta waxaa haray wax yar ee aan isku kaashano saarida ciidamada shisheeye iyo oogida Sharciga Alle SWT.” Ayuu yir Amiirka Al shabaab Abuu Subeyr.



Mar uu sidoo kale ka hadlayay Dowrka Saxaafada iyo xaalada dalka ayuu kula dardaarmay in ay xaqa ku hadlaan oo ay ilaaliyaan masuuliyada ka saaran umdda isla markaana ay ka qeyb qaataan Jihaadka socda oo ay iska ilaaliyaan in umadda la marin habaabiyo sida uu hadalka u dhigay.



“Qofka saxafiga waa in uu dhowraa hufnaanta iyo cadaalada shaqadiisa,waana in aad ka qeyb qaadataan Jihaadka socda,hadii aadan xaqiiqada sheegi karinana ka joogsada in aad xaqiiqada doorisaan oo aad umadda marin habaabisaan. Ayuu intaasi raciyay Shiikh Muqtaar C/raxmaan (Abuu Subeyr) oo ah amiirka ururka Al shabaab.



Fariinta codka ah ee maanta ay ururka Al shabaab u qeybiyeen warbaahinta ayaa waxaa uu noqonayaa kii ugu horeeyay ee uu soo saaro amiirka Al shabaab tan iyo markii ururkaasi uu dagaalada xoogan la galay dowlada kmg Soomaaliya.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Factions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests

cron