Moderators: Moderators, Junior Moderators




sheekh-Farax-zero wrote:Yaa xqdaro ku heshiiyaya?


Addoow wrote:you are right,even the alshabab puppets woul have stopped the war but depand on their superiors in the afghanistan caves.

Looyaan_Junior wrote:Wallee Addoow oo sidan u xanaaqsan xaaladu caadi ma ahan.....![]()
.


Captain24 wrote:Addow, is an honest duide, he just hates clannish wadaads hiding behind Islam to do a dirty move on his Abgaal kin




kambuli wrote:Why can't Aways wait for his turn? Why can't he run for a president when the term of Sh. Shariif ends? That is if he really cares for Somalis and their welfare..![]()
Kibir iyo xoog baan kaga qaadaya Madaxweynaha socon mayso dee...Yaa ka qabta umadda ninkan..

wuxuu kaloo sheegay in cidna aysan aqbaleynin in lagu qasbo hogaan aysan shacabku rabin isagoo sheegay inay soconayaan kaliya hogaan ay shacabka Soomaliyeed raali ka yihiin.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 55 guests