Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

This is the History of what Happen in 1871 Adan Madobe Vs HJ

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

This is the History of what Happen in 1871 Adan Madobe Vs HJ

Postby LiQaaye_TDH » Sat May 16, 2009 11:58 am

This is a Little History Lesson for Duceysane, about the Adan Madoobe, and what actually happened back then.... in those days his gypsy clan were Cawaan Naked ah, with out any cloths, and the HJ's were controling the Business between East Africa and India and the middle East!!!!


Colaaddaha sokeeye ee geyigeenna ka dhacay kuwa ugu culus waxa ka mid ahaa tii dhex martay reeraha walaalaha ah ee Yeesif iyo Aadam Madoobe. Colaaddani waxay kuwa kale kaga sheeggan tahay iyadoo socotey muddo 50 Sannadood ku dhow isla markaan dadka iyo maalka ku lumay ka sokow ay ku naafatay xadaarad dheer oo labadaa reer ku lahaayeen xeebaha badda cas ee magaalada Berbera bariga ka xiga oo waagaas ahaa kuwo la tartama malkada Saaxil. Waxay labada reer ka mid ahaayeen reerihii Somalida ugu xaddaarad horreeyey oo iyadoo Somalida qaarkood qaawan yihiin oo weli Dhuu' miskaha ku qarshaan iyagu lahaa Doonyo isaga goosha africa, Carabta illaa Hindiya. Colaaddani waxa sida aan ku qiyaasay ay bilaabantay illaa 1830-yadii waxayna keentay in labada reerba isku baaba'aan ayna ka soo barakacaan dhulkii, magaalooyinkii iyo maalkii ay lahaayeen.
Magaalada Karin iyo marsoonyinka ku xeeran ee Siyaara, conqor, laasmuuse, ruguuda iyo shalcaw waxay qarniyadii 16,17, 18 iyo 19aad ahayd baro ganacsi oo doonyaha shixnadani galaa baxaan.

Beesha Yeesif Maxamed waxay ku amarkutaaglayn jireen magaalada Karin oo ahayd magaalo ay ka taliyaan lehna irrid (gate) laga galo si ay u kontoroolaan magaalada waxa soo gelaya iyo waxa ka baxayaba. Waxa la sheegaa in gate-ka magaalada ay horraantii 1830-kii ku sawirnaan jireen laba xiniinyood oo ay ujeeddada ka danbaysaa ahayd in markaad soo geleyso magaalada Yeesif aad ragannimadaada bannaanka kaga timaaddo si aad u ammaan hesho. Waxa taariikhyahannada qaar u badiyaan in Beesha NUUX oo markaa isku duubnayd ay farriintaasi si gaara ugu socotey ayadoo aan loo ogolayn in ay habeenkii ku negaadaan magaalada Karin.
Waxa la sheegaa in gabadh Reer Dood (HJ) ah uu guursaday nin Yeesif ahi. Sida la sheegay waxa gabadha jeclaa nin Aadan Madoobe ah oo markii gabadhii la soo gelbinayey intuu tolkii u yimi ku yidhi "Haddaan ninkaa layga barbar gelbin xiniinyahaan is goynayaa". Tolkii markii ay xaqiiqsadeen in wiilka ay arrintu dhab ka tahay ayay u badheedheen Yeesif oo maalin cad magliga rabiyeen ninkii arooska ahaa gabadhiina ninkii damciyey loo dhisay. Halkaas waxa ka bilaabantay dagaal sokeeye oo labada qoloba ku riiqdeen oo aan waxba laysu hanbayn. Waxa kaloo la sheegaa in gabadhii beladu ka dhacday wiilkii ay ayeeyada u ahayd dagaalka ka qayb galay.

Aadan Madoobe oo lib haya ayaa 1871-1872 19 nin oo Baxri ah lagaga dilay doonni ay saarnaayeen. Waxa Aadan Madoobe u cid dirtay wixii ciidan oogo kaga maqnaa si raggaa loogu aaro. Markii ciidankii la dumay ee ay diyaagaroobeen ayuu Maxamed Abokor Ismaaciil oo "Qaaje Gurey" ku magac dheeraa isla markaana ahaa ninka u taliya Aadan Madoobe ayaa Aadan Madoobe doorransiinyey 3 arrimood oo kala ah
1. In ay magaalada Karin oo markaa HJ badani joogto laakiin Yeesif u badan yahay ay dagaal geliyaan iyagoon u aaba yeelayn cidna halkaasna gabadhoodu ku guur beesho.
2. Inay magaalada isku gadaamaan ka dibna naadiyaan in wixii aan Yeesif ahayni iskaga baxaan magaalada.
3. Inay dabka iyo ragga guryahoodii u kala diraan oo baqdaan.

Aadan Madoobe wuxu go'aansaday in magaalada la isku gedaamo wixii aan reerka loo danleeyahay ahayna ay ka baxaan. Markii ciidankii iyo Saanaddii Aadan Madoobe magaalada dul timi ayaa HJ-dii kale dheg u jalaqsiin weydey inay ka baxaan magaalada halkaasna waxa ka dhacay dagaalkii u danbeeyey ee labada beelood dhexmara. Aadan Madoobe magaaladii waa gubeen laakiin ma libaysanoo HJ badan ayaa ka hiilisay taasaana sababtay inay magaaladii gubaan hayeeshee aysan libaysan oo rag laga laayo.
Dirir Warsame oo ahaa afmaal Yeesif ah ayaa dul yimi nin Haliil la odhan jirey oo Ciidankii Aadan Madoobe laga qabtay. Gabaygani oo mid naxdin leh wuxu Dirir dareensiinayaa ninka la qabtay in geerida khayrkii la qabo isagoo farriin u sii faraya raggii ku le'day oo ay ugu horreeyaan timacaddii Yeesif ee iyagaba aan loo nixin ee dagaalka ku riiqatay. Gabaygu ma dhamma balse akhristoow waxad mooddaa in markaad gabaygan siiqdiisa eegto in uu Ina Cabdulle Xasan dheegtey markuu Richard Corfield dilkiisii ka gabyayey in ka badan 30 sannadood ka dib.

Haliiloow geddoontaye haddaad aakhiro u guurto
Waxba hays galluubine ragbaad garabsanaysaaye
Haddaad guurtidii Yeesif iyo odayadii gaadho
Karin gubay annana goosannoo nala gumaadyeey dheh
Gadaboursi iyo baa na helay gacan Ogaadeen dheh
Sidii gaaladii bay warmaa nagu garaaceen dheh

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: This is the History of what Happen in 1871 Adan Madobe Vs HJ

Postby Rightwing » Sat May 16, 2009 12:09 pm

Very intersting history but please do it objectively.


Le justicier

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: This is the History of what Happen in 1871 Adan Madobe Vs HJ

Postby LiQaaye_TDH » Sat May 16, 2009 12:26 pm

Rightwing.. I know i should have said Aadan Madobe vs The Rest of Mohamed Abokor, the Muse Abokor were at that time mainly living in Xiis, Shalcow and other sea port towns East of Us!!!!!

User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: This is the History of what Happen in 1871 Adan Madobe Vs HJ

Postby GENERAL_SNM » Sat May 16, 2009 1:57 pm

From what I heard the Yeesif guy was killed sitting in his wedding chair with his bride next to him and after the Aden Madobe guy killed him he took his place and asked for the wedding to carry on. This infuriated the other HJ guest because it was seen as Aden Madobe throwing their weight about and initiating hostilities, and thats why the rest got involved to teach the Aden Madobe a lesson. :mrgreen:

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: This is the History of what Happen in 1871 Adan Madobe Vs HJ

Postby LiQaaye_TDH » Sun May 17, 2009 6:58 am

Bloody reer Daahir Draculas :down:

General did you Know, the First HJ- Mohamed Abokor subclan that apologised to the Adan Madoobes were the Reer Daahir's, The reer Daahirs Ordered the Adan Madoobes to divorce every Dhullbahante woman they were married to, and The reer Daahir Elders Gave Adan Madoobe 150 Reer Daahir womans!!! Since That Day Reer Daahir and Adan Madoobe has been the closest Family....

There nick name is (Shaydaan Hawd= Reer Daahir+Adan Madoobe)


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests