Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Foreign suicidebomber hits islamic govt mujahideen

Historical reference for Somali armed militias.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Foreign suicidebomber hits islamic govt mujahideen

Postby AhlulbaytSoldier » Sun May 24, 2009 7:14 am

Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey oo goor dhoweyd lagu qarxiyey xarun ciidamada milateriga DF Somalia ay ku leeyihiin Muqdisho

Qarax loo adeesgsaday gaari waxyaabaha laga soo buuxiyey oo uu watay nin naftii hure ah ayaa maanta saacadu markii ay aheyd 12:00-kii duhurnimo lala beegsaday xaruntii hore ee Keydka shidaalka oo hadda fariisin u ah ciidamada milateriga DF Somallia kaasoo geystay qasaare fara badan oo iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Gaarigan oo noociisu ahaa Roonet ayaa la sheegay in isagoo si xowli ah ku socda uu ku qarxay afaafka hore ee xaruntaasi ka dib markii uu jiiray labo askari oo dooneysay iney joojiyaan sida dad goob jogayaal ahi sheegeen waxaana qaraxaasi oo ahaa mid aad u xoogan oo daryankiisa laga maqlayey meelo badan oo ka mid ah Magaalada Muqdisho uu sababay geerida saddex ka mid ah ciidamada DF ee halkaasi ku sugaa iyo dhaawaca lix kale sida uu sheegay mas’uul ka tirsan maamulka gobolka Banaadir oo lagu magacaabo C/fitaax Ibraahim Shaaweeye inkastoo ay jiraan warar intaasi ka badinaya qasaaraha halkaasi ka dhacay.

C/fitaax ibraahim Shaaweeye ayaa inta ku daray in ninka naftii huraha ah ee watay gaarigaasi isqarxiyey uu ahaa qof ajnabi ah, waxaana xiran goobta uu qaraxu ka dhacay iyo nawaaxiga dugsiga sare ee Booliska oo halkaasi ku dhow, iyadoo ay soo buux dhaafiyeen ciidamo ka tirsan DF oo halkaasi ka wada baaritaano kala duwan waxaana goobta yaala gaarigii isqarxiyey oo halkaasi ku basbeelay uuna ku dhex jiro ninki naftii huraha ahaa ee watay, iyadoo ciidamadii DF ee ku dhaawacmay qaraxaasi loola cararay isbitaalka ciidamada AMISOM ee ku yaala garoonka Aadan cade ee magaalada Muqdisho.

Ma ahan markii ugu horeysay ee qarax ismidaamin ah oo noocan oo kale ah uu ka dhaco magaalada Muqdisho kuwaasoo horey loola beegsaday xarumaha ciidamada AMIOSOM ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho, hase ahaaatee qaraxan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee lala beegsado ciidamada DF Somalia waxaana qaraxyadii hore sheegtay xarakada Al Shabaab oo ka mid ah xoogaga Dowlada ka horjeeda hase ahaatee ilaa hadda lama hayo koox sheegatay qaraxan u dambeeyey ee saaka la beegsaday ciidamada DF Somalia oo ku soo beegmay xili ay sii kordhayaan dagaalada u dhexeeya ciidamada DF iyo xoogaga ka horjeeda ku dhexmaraya magaalada muqdisho iyo qeybo ka mid ah gobolada dalka.


--------------------------------------------------------------------------------

dayniilecom@hotmail.com
deyniilenews@yahoo.com

--------------------------------------------------------------------------------[list=][/list]

User avatar
Cusmano
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 920
Joined: Sat Apr 18, 2009 2:38 am
Location: Qardho

Re: Foreign suicidebomber hits islamic govt mujahideen

Postby Cusmano » Mon May 25, 2009 9:03 am

Shabab Thugs back to doing what their professional at...killing, chopping hands off, stoning, sucide bombing, beheadings...and now their teaching foreigner how to master the art of terror :down:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Factions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest