CALANKA, ASTAANTA IYO HEESTA DAWLADDA PUNTLAND
Dawladda Puntland waxa ay yeelan doontaa Calan, Astaan iyo Heesta calanka oo u gaar ah.
Punland waxay Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ay la wadaageysaa Calanka guud ee Soomaaliya,
Astaanka iyo Heesta Qaranka, iyadoo kuweeda u gaarka ahna leh.
Xeer gaar ah ee Madaxweyne ayaa nidaaminaya qaabka iyo midabada Calanka iyo Astaanta iyo sidoo kale nooca heesta calanka ee Puntland, waxaana uu ka mid noqon doona qodobada
Dastuurka, kadib marka uu Golaha Wakiilladu ansaxiyo.






flag with us?