Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

2 day training seminar for Puntland Civil Servants

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Cusmano
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 920
Joined: Sat Apr 18, 2009 2:38 am
Location: Qardho

2 day training seminar for Puntland Civil Servants

Postby Cusmano » Thu May 28, 2009 9:38 am

Image

Wasaarada Qorshaynta Puntland oo tababar aqooneed u furtay Agaasimayaasha wasaaradaha & hay'adaha dawliga ah.

Garowe, May 27 | Tababar aqooneed oo socon doona 2 maalmood ayaa maanta u furmay Agaasimayaasha wasaaradaha iyo hay'adaha dawliga ah ee dawlada Puntland.

Tababarka aqooneed oo looga gol-leeyahay tayaynta iyo sare u qaadida xirfadeed iyo aqooneed ee Agaasimayaasha ayaa ka duulaya ahmiyada ay leedahay in xirfada iyo farsamada aqooneed ee Agaasmayaashu ay tahay mid tayo leh, sidaa darteedna laga kaalmeeyo Agaasimayaasha wasaaradaha sidii ay u gudan lahaayeen xilalkooda, una hirgalin lahaayeen qorshaha dawladeed ee wasaarad kasta iyo hay'ada kasta.

Wasiir ku xigeenka wasaarada Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga ah ee Puntland Mawro Saynab Ugaaso Yaasiin oo furitaankii tababarka la hadashay Agaasimayaasha ayaa xustay baahida wasaaradaha iyo hay'adaha dawliga ahi ay u qabaan in sare loo qaado tayada, kartida, xirfada iyo aqoonta Agaasimayaasha.

Marwo Saybab Ugaas waxaa ay xustay in badi wasiirada dawladu aaany ahayn kuwa xirfad iyo aqoon dheer u leh wasaaradaha ay madaxda ka yihiin, sidaa darteedna ay lama huraan tahay in Agaasimayaashu ay kaabaan baahida muuqata, lana yimaadaan dadaal dheeraad ah.

Marwo Saybab Ugaas waxaa ay kula dardaarantay Agaasimayaashu in ay ka faa'iidaystaan tababarka, ugana faa'iideeyaan ummadda aqoonta iyo xirfada ay fursada u heleen, muujiyaana karti iyo dadaal shakhsiyadeed ee sare u qaadida xirfadooda iyo aqoontooda la xiriirta shaqada ay ummada u hayaan.

Tababarka ayaa waxaa iska kaashaday wasaarada Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga ah ee Puntland, iyo hay'ada UNDP ee QM u qaabilsan qorshaynta & hirgalinta mashaariicda horumarineed.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.


:clap:

surrender
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11194
Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"

Re: 2 day training seminar for Puntland Civil Servants

Postby surrender » Thu May 28, 2009 1:09 pm

:up: i want to be Civil Servants in somalia/puntland hopefully!


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests