
i always did even as a kid. markan geel arko jidhkayga jawii galla aan caadii ahayn.
be one with geela are u a true nomad.
Moderators: Moderators, Junior Moderators





ilahoow geela noo daa



Voltage wrote:Honestly I see people that I am not that connected to.

Xaaji_Xundjuf wrote:Voltage wrote:Honestly I see people that I am not that connected to.
are u more with the biyo maal people? do u feel connected more with them what do you feel when u see them and their water iyo waxa nocaas ah.





Cumar-Labasuul wrote:Ileen Somali oo dhan ayaan u haystay iney ahaayeen geeljire. Markaa ma waxay tahay inta gaalkacyo waqooyi ka higa ayaa geeljire ah, inta gaalkacyo koonfur ka higa na waxay yihiin beeroole.

Voltage wrote:Cumar-Labasuul wrote:Ileen Somali oo dhan ayaan u haystay iney ahaayeen geeljire. Markaa ma waxay tahay inta gaalkacyo waqooyi ka higa ayaa geeljire ah, inta gaalkacyo koonfur ka higa na waxay yihiin beeroole.
Ma indhahaa kuu furmay?![]()



Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot], nnjrewzas112 and 82 guests