Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Good move of the somali journalists

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Good move of the somali journalists

Postby AhlulbaytSoldier » Tue Jun 09, 2009 2:38 pm

Magacyada Wariyeyaasha ugu caansan Magaalada Muqdisho ee shaqada isaga tagay oo boorsooyinkooda u xir xiran.

Qaar ka mid ah Wariyeyaasha ugu caansan Magaalada Muqdisho ee ka howl gala Idaacadaha Maxaliga ayaa haatan kulan albaabada u xiran u socda, iyadoona kulankooda kadib soo bandhigaya sida ay shaqada uga tagaan, waxaana wariyeyaasha ay yihiin kuwo boorsooyinkooda u xir xiran.

Kulanka Wariyeyaasha oo saxaafada looga yeeray ayaa waxaa uu yahay mid ay qodobo ka soo saarayaan, iyadoona kulankooda kadib ay la hadli doonaan warbaahinta, iyagoona ka warbixinaya sida ay shaqada uga tageen.

Wariyeyaasha oo isugu jira xirfadlayaal ka howl gala Idaacadaha Maxaliga iyo wargeysyo iyo website-yo ayaa go'aan ku gaaray inay isaga tagaan shaqadooda, sababo xagga ammaanka, iyo walaaca ay ka qabaan dilalka joogtada ah ee lagu haayo saxafigiinta.

Inkastoo kulanka uu wali wariyeyaasha u socdo, ayaa hadana wariyeyaasha oo qeybo badan isugu jira ay yihiin kuwo hal mowqif leh, isla markaana gaaraya ilaa 20 wariye ayaa waxay cadeyn doonaan sida shaqadooda uga tageen, waxaana qaarkood ay ku cataabeen inay ku jiraan liiska dad loogu hanjabay in la dilayo.

Waxay isugu jiraan Tifaftirayaal, Madax wararka, iyo kuwa aqriya wararka idaacadaha iyo barnaamijyada siyaasada ee wareysiyada ah, kuwaasoo baxa habeenkii, waxaana wariyeyaashan laga dareemayaa cabsi ah inay naftooda ku waayaan howlahooda saxafinimo

Magacyada Wariyeyaasha oo aan ilaa iyo hada ku helnay si horu dhac ay ayaa waxay kala yihiin wariyeyaasha shaqada ka tagay ee boorsooyinkooda u xir xiran si ay isaga tagaan Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka mid ah:


1-Maxamed Abuukar Ma'da (Horn Afrik)
2-Xasan Cali Geesey (Somaliweyn)
3-C/raxmaan Yuusuf Al-Cadaala(Shabelle)
4-Maxamed C/llaahi Xaaji(Shabelle)
5-C/llaahi Kulmiye Caddow (Horn Afrik
6-C/fataax Jeyte (Simba)
7-Axmed Nuur Gentlemen (Shabelle)

Sidoo kale waxaa jira wariyeyaal kale oo iyana goostay inay shaqada isaga tagaan, isla markaana ka huleelaan Caasimada Muqdisho ee dhibaatada adag wali ka taagan tahay, waxaana isku dayi doonaa inaan helno magacyada wariyeyaasha kale ee shaqadooda isaga tagay, isagana barakacaya Magaalada Muqdisho.

Wariyeyaashan ayaa ku biiraya wariyeyaal fara badan oo horay ugu qaxay magaalada Muqdisho, kuwaasoo saldhigtay Magaalada Nairobi, kadib markii horay loo dilay saaxibadooda.

Laakiin Wariyeyaasha hada goostay inay isaga tagaan shaqadooda ayaa ahaa kuwo markii hore ku dhiiraday inay shaqadooda sii wataan, waxaase xaalka ku xumaaday kadib markii ay sii kordheen dilalka wariyeyaasha y hanjabaadaha kulul ee ay kala kulmayaan dhinacyada isku haaya Siyaasada Soomaaliya.

Maanta ayaa waxay noqoneysaa maalin madow oo Saxaafadda Soomaaliya, gaar ahaan mida Muqdisho taasi oo sababteedu ay tahay in ay is casilayaan raggii ugu cuslaa ee idaacadaha Muqdisho ka shaqeynayay.

La soco goor dhow waxa ka soo baxa kulankooda


Hooyga wararka Somaliyed
http://www.Jowhar.com
Jowharcom@hotmail.com
Jowharcom@gmail.com



FUCK stupid hutus who believes in xasan doofaar aweys and the ali dude of alxaaram as one of their prophets :down:

User avatar
MALMAHA
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 960
Joined: Mon Apr 27, 2009 11:16 pm

Re: Good move of the somali journalists

Postby MALMAHA » Tue Jun 09, 2009 3:27 pm

HutuKing01 wrote:FUCK stupid hutus who believes in xasan doofaar aweys and the ali dude of alxaaram as one of their prophets :down:



:lol: :lol: :lol:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 13 guests