Moderators: Moderators, Junior Moderators


Beer-Dilaacshe wrote:Diyeeshaha_Tolka wrote:dhibka weyn ayaa waxay tahay wasiiir walba wuxuu shaqaale ka dhigtaa dhalinyaro uu adeer u yahay ama abti uu yahay ee dadka laguma shaqaaleeyo xaga aqoonta..
Waa iska caynkaa sxb....... Diyeesha_Tolka Inaar bal adigaa tolka ahe Wasiirnimada doono

Diyeeshaha_Tolka wrote:Beer-Dilaacshe wrote:Diyeeshaha_Tolka wrote:dhibka weyn ayaa waxay tahay wasiiir walba wuxuu shaqaale ka dhigtaa dhalinyaro uu adeer u yahay ama abti uu yahay ee dadka laguma shaqaaleeyo xaga aqoonta..
Waa iska caynkaa sxb....... Diyeesha_Tolka Inaar bal adigaa tolka ahe Wasiirnimada doono
wasiirnimo waan doonan lahaa laakiin alshabab yaa iga qabanaayo murtad iyo magac baas ayey ii bixinayaan.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 67 guests