Bal halkaa inoo dhiga diinta Islaamka..Sheekadu maba taagna diin Islaam iyo diin gaalo...
Sheekadu waxay taagan tahay...Ninka inanka kufsaday ee googooyey ma istaahilaa in la toogto?
Alleylehe aniga oo ah qof aad u calool jilicsan waxaan aaminsahay inuu istaahilo Xabad wax ka badan... Uskag Fowqal Uskag..
Kuwii maalin iyo habeen halkan ka lahaa, dad baanu xasuuqi lahayn oo cidhib tiri lahayn ayaa haddeer u ooyaya nin wiil yar kufsaday..Simply si ay tustusaan dadka ay is leeyihiin waxay akhriyaan Somalinet wixii lagu qoro..Gurigiin Be
Come on folks...If you want to earn some credibility from those who love Islam to be bashed day and night..Go ahead and bash Islam no one is stopping you..You can be Ayan Hersi all you want and you will be rewarded with "One of the most important people of the year 2009 like Ayan kodad buur" Go go ahead...
But please not under the banner of this bloody pedophile/killer







