Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Puntland Sports Commissioner Developing Sports Sector.

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Osman-NZ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 606
Joined: Thu Jul 02, 2009 8:50 pm

Puntland Sports Commissioner Developing Sports Sector.

Postby Osman-NZ » Sun Jul 12, 2009 1:09 pm


cujmaan(radiolaascaanood)Degaanada putlan oo laga haqabtiri doono dhanka sportska

Wakiilka barnaamijka hoyga horumarinta asboortiga puntlan mudane maxed xaaji aadan (uureey)ayaa isagoo jooga dalka isutaga imaaraadka carabta gaar ahaan magaalada cujmaan u sheegay radio laascaanood inay wadaan barnaamij ku salaysan dhanka isboortiga ee degaanada putlan kaasoo loogu magic daray barnaamijka hoyga horumarinta isbooriga putlan waxaan uu sheegay inay dhawaan bilaha soo socda u kicitimi doonaan dawlad goboleedka putlan

Maxed xaaji waxaa safarkiisa ku weheliya cabdi faarax cali oo ku magic dheer macalin geela ahna tababaraha xulka kubada qaranka ee soomaaliya

Mashruucan kor u qaadida ispoortiga putlan ayaa sida uu sheegay mr uurey waxaa uu ka soo aas aasmay dalka keneda kaasoo mudo aad u farabadan ay aas aaskiisa ka wadeen dalkaas keneda iyadoo ugu dambayntii ay ku guuleysteen inay degaanada putlan ay ka bilaabidoonaan hawlaha kor u qaadida kubada noocyadeeda kala duwan waxaana uu isugu jiraa qaybaha ay ka mid yihiin

Tababarida macalimiinta degaanada putlan

Tababarida macalimiinta kubada kolayga

Tababarka dhinaca garsoorka kubada

Maamulida ciyaaraha

Tababarka first aidka

Dhismaha kooxaha gobolada putlan

Dhismaha xiriirka debeda iyo gudaha


Wakiilka mashruucan sida uu sheegay waxaa gacan weyn ka geystey jaaliyada degaanada putlan iyo weliba ganacsatada dalka debediisa ku dhaqan

Weftidan mashruuca isboortiga putlan waxaa ay soo mareen dalal fara badan oo ka mid ah yurub iyagoo kulamo badan la soo yeeshay dhamaan bahda xiisaysa dhanka ispoortiga waxaana ay sheegeen inay si fiican isugu waafaqeen dhismaha kor u qaadida ispoortiga putlan

Horumarinta isportiga putlan ee iminka loo soo wado ayaa ku soo beegmaya iyadoo ispoortiga putlan uu yahay bilihii ugu dambeeyey mid aad u liita marka laga reebo kooxo yar yar oo iyagu gobolada ka jira kuwaas oo aan xirfad aad u weyn u lahayn aqoonta dhanka sharciyada ispoortiga sidoo kale waxaa ay soo noolaynaysaa kubada kolayga oo iyadu hawada ka baxday oo dib loogu soo noolaynaayo degaanada putlan todobada gobo lee ay ka kooban tahay

Waa markii ugu horeysey ee degaanada putlan gaar ahaan bahda isportisku helaan jaanis ay kaga faaiidaysan karaan mustaqbalkooda ciyaareed kaasoo sida y sheegeen weftigan horumarinta isportisku dhawaan gaadhsiin doonaan putlan

C.M,SAID

RADIOLAASCAANOOD

Source:http://www.radiolaascaanood1.com/page_view.php?articleid=2339

:clap:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests