 
   
 
Dhiigii Dadkeeygoow
Nimcadii Dhulkegoow
Dhididkii Duqadoow
Calankii Dhalaankow
Dhagaheyga Maqalkoow
Dhaheyga Aragoow
Dhaqankiyo Tilmaantoo
Dhuuxii Nafteeydoow
Dhaxalkii Agoontooy
Dhudhunkii Barbaartooy
Midabkaaga Dhawrka ah
Midi waa Xinjira Dhab ah
Dhimashada Wadanigee
Midi waa buluuga
Soomalida dhankeedee
Midi waa cagaar dhalan
Barwaaqada dhulkeenee
http://www.youtube.com/watch?v=_ywDpSCo ... re=related
 
     
     
    


 i'll post it soon.
  i'll post it soon. 
  



