Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Loser Aweys fears for his life and wants to run to egypt

Historical reference for Somali armed militias.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Loser Aweys fears for his life and wants to run to egypt

Postby AhlulbaytSoldier » Fri Jul 17, 2009 7:25 am

Topnews:-Xasan Daahir oo Masar DKMG kullan kula gali doono iyo Khawaarijta Godane oo billaabay in ay ugaarsadaan.


Mogadishu - 17 July 2009 Waagacusub Media

Hoggaamiyaha Xisbul Islaam, Xasan Daahir Aweys, ayaa la sheegay in uu
wadahadal la gali doono dowladda KMG ah ee Soomaaliya, kadib markii uu
naftiisa uga cabsada Khawaarija Godane

Xasan Daahir, oo ay talada ka luntay, ayaa ka faa'iideysanaya fursad ay
dowladda Masar dhawaan ku sheegtay in ay duri doonto wadahadal
dhaxmaraya dowladda KMG ah iyo kooxaha mucaaradka ah ayaa la filayaa in uu dhawaan u duulo Qaahira.



Listen Radio1 Radio2 Radio3 Radio4 Radio5 Radio6 Radio7 Radio8 Radio9

Wadaadka mayalka adag ee Mr. Aweys, ayaa wadahadalo muddo dheer uu kula jiray Khawaarijta ayuu ku guul dareystay in uu ka dhaadhiciyo in uu wax la qaybsado, waxayna taasi ku qasabtay in uu ka fakaro in uu ka
faa'iideysto fursadda ugu dambeysa ee dowladda Masar ku sheegtay in ay
ku dhaxdhaxaadineyso dowladda iyo mucaaradkeeda.

Xasan Daahir, ayaa waxa ku sii kordhaya cadaadiska saaran markii
Khawaarijta ay ku sheegeen in uusan aheyn mujaahid dhab ah, waxayna haatan xaajada ka mareysaa laba daran mid dooro oo ah Shriifka ay colaad culus kala dhaxeyso in uu la heshiiyo iyo in uu u diyaar garoobo shirqool
qarsoodi ah oo ay ku dilaan khawaarijta caalamiga ah

Hoggaamiye Xasan Daahir ayaa la sheegay in culeyska ugu badan ee haatan haysta uu yahay garoonkii uu ka duuli lahaa maadaama garoonka Num. 50 ay kaga horreeyaan kooxaha khaawrijta ah oo fursad ku gaadaya.

Beesha uu ka soo jeeda ayaa dhawaanahaan waxa ay saareen culeys xoogan si uu uga tanaazulo laynta dhalinyarada beesha oo aan la garaneyn wax ay ku dhimanayaan iyo qadiyadda ay difaacayaan.

Dhinaca kale Ilo lagu kalsoonayahay ayaa muujinaya in Khawaarijta ay
billaabeeen in ay shirqool u dajiyaan Xasan Daahir, oo ay u arkeen in
ay marka hore is-dhaafsiiyaan ka hor inta aysan ridin dowladda Shariifka

Khawaarijta ayaa haatan waxa ay Xasan Daahir ku go'doomiyeen xaafadda
Suuqa xoolaha oo ay taageerayaashiisa ku badan yihiin, iyagoo sidoo
kale ku amray Xasan Turki in uu si degdeg ah isaga baxo magaalada
Muqdisho

Khilaafka soo muuqanay ee soo kala dhaxgalay Xasan Daahir iyo
Khawaarijta ayey dad badan u arkaan Jab wayne oo soo gaarey Xisbiga Hasan iyo Khawaarijta Godane, inkastoo Khawaarijta ay soo aruursadeen dagaal yahano shisheeye ah iyo dhalinyaro ay maskaxda ka waaleen


Also in other news Hizbul Muawiya lost two french agents to the khawaarijta alshabaab:
Xarakada Alshabaab oo ugu dambeyn la wareegay labadii nin ee faransiiska

Xarakada Alshabaab ee ugu tunka weyn kooxaha Islaamiyiinta Soomaaliya ayaa gacanta ku wada dhigay La heystayaashii Faransiiska oo kol hore gacanta ugu jiray Ururka Xisbul Islaam, iyadoo shalay isku afgarteen inay kala qeybsadaan.

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Maleeshiyaad ka tirsan Xarakada Alshabaab ay si xeeladeysan ku qaateen ninkii Faransiiska ahaa ee u haray Xisbul Islaam, iyadoona isku daygaas uu ka dambeeyay kadib markii uu khilaaf soo kala dhex galay Saraakiisha Xisbul Islaam oo ku aadan heysashada ninka faransiiska.

Saraakiisha Xisbul Islaam ayaa qaarkood niyad jab ku dhacay, kadib markii laga wada fara maroojiyay labadii nin ee Faransiiska, oo ay horay u heysteen, iyadoona qorshaha uu ahaa mid ay Alshabaab ku wada dooneyso inay ku hanato.

Lama oga tallaabada ay qaadan doonaan Alshabaab hase yeeshee waxaa jira qorshayaal ku aadan Maxkamadeynta Raggan oo la filayo inay dhacdo maalinta berri.

Hadal heynta ugu badan ee Magaalada Muqdisho ayaa ah la wareegitaanka Labada nin ee Kooxda Alshabaab, waxaase la ogeyn sida ay ka yeeli doonaan, waxaase la sheegayaa in ay tahay arrin aan sahlaneyn

User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Loser Aweys fears for his life and wants to run to egypt

Postby Hyperactive » Fri Jul 17, 2009 7:58 am

mesha wa wada toogo deen ko shaqeysanaya.

paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Loser Aweys fears for his life and wants to run to egypt

Postby paidmonk » Fri Jul 17, 2009 7:59 am

Booo!! Shame on him, he didn't kill enough Hawiyes!! :down:

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Loser Aweys fears for his life and wants to run to egypt

Postby AhlulbaytSoldier » Fri Jul 17, 2009 8:18 am

hyperactive wrote:mesha wa wada toogo deen ko shaqeysanaya.



WHAT THE HECK ARE YOU SAYING :lol:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Factions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest