Moderators: Moderators, Junior Moderators



Murax wrote:SNET oo ay isku hor fadhiyaan beesha Sade iyo Mucaaradka
Shalay ayaa SNET waxaa dagaal uu ka billowday, dagaalkaas oo u dhexeeya ururka SSDF oo u hogaaminayo Gen Cusmano iyo Maleeshiyo Beeleed ku soo biiray oo u horkacayo Col Abdiwahab Hutu
Dagaalka oo xoogiisa ka dhacay agagaarka General Sectionki ee SNET ayaa waxaa ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh, ugu yaraan 17-qof ayaa u badan dhinacyadii dagaallamayey
Gacan ku haynta SNET ayaanan ilaa iyo hadda lagu kala itaal roonin, iyadoo ciidammada labada dhinac ay ku kala sugan yihiin General Sectionki hore oo ay joogaan ciidamaha Beesha SADE iyo Maamulka SNET. Ciidamaha beeleedka iyo xoogagga ku soo biiray oo iyaguna la xaqiijiyey iney si aad ah ugu xooggan yihiin gobolka Puntland Section.
Col Sadeboi oo ka mid ah guddoomiyaha guddiga siyaasadda Beesha Sade ee SNET ayaa Luuqnews.net u sheegay iney socdaan dadaallo ama waan waan xal loogu raadinayo xiisadda oogan, dhinaca kalena xiriir aynu la sameynayo afhayeenka SSDF Somalia Boqor ayuu ka gaabsaday iney dhankooda ka hadlaan dagaalladaasi ka socda General Section ee xarunta SNET.
Col. Coolpoison oo kamid ah saraakiisha Beesha SADE ee Somalinet ayaa maanta shaaca ka qaaday inay dagaalamayaan haddii Ay Nabadii ay wadwadeen Ka Baxeen xoogaga mucaaradka ah ee gacanta ku haya qeybo ka mid ah SNET. Col Coolpoison ayaa daboolka ka qaaday in ay u soo dhamaadeen kulamo u socday isla markaana ay isku diyaariyeen Duulaan ay ku qaadaan Goboladda Puntland, Benadir, iyo Shabeelaha.
Dhaqdhaqaq ciidan oo xoogan ayaa caawa laga daremayaa qeybo ka tirsan SNET iyadoo goobo hor leh ay ciidamadaha maamulka SNET iyo Ciidamaha Beesha SADE soo galeen caawa.
http://www.luuqnews.net
Murax Tako

sadeboi wrote:Wada hadal wuu dhamaadey Beesha SADE xaq darada lagu heeyo mamulka S.net mid eey uu dulqadanarto mahan. Beesha SADE ciidan xoog badan oo ku hubeysan "Delete" iyo "BAN" ayee ka soo dirtey Gedo-Province, waxeyna balanqaadeen in eey dhaaman mucaaradka afjari doonan taasne waxaan isku afgaraney ka bacdi shir eey Beesha SADE ku yeeltay Private-SADE room.





Xaaji_Waraabe- wrote:fukk Beesha SADE, I'm Reer Xassan Geesi


Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 75 guests