who can u recognize this picture,,
aniga waxaan ka aqoonsaday only maryan mursal iyo faaduma qaasim iyo aabaheed qaasim hilowle..
Moderators: Moderators, Junior Moderators








kambuli, as usual, you know almost everyone.kambuli wrote:Maryan Mursal ninka midigta ka xiga..Waa Maxamuud Tukaale..I think...He is the a composer and a playwriter..
Faadumo qaasim naagta ku xigto...Khadija FoodeyTa kusii xigta..Dalays waaye..Ta ku xigta Caasha Cabddoo..Ta ku xigta Baxsan..
Ninka dalays ka sarreeya waa Xasan Diiriye..ka bidix isaga ka xigana Waa beerdilaacshe ka koreeyana waa Cumar Dhuule..
I think I got those right..






Ismahan123 wrote:I'm afraid of aging.

FAH1223 wrote:Ismahan123 wrote:I'm afraid of aging.
do you have an oily face?

Ismahan123 wrote:FAH1223 wrote:Ismahan123 wrote:I'm afraid of aging.
do you have an oily face?
No...very dry.


Diyeeshaha_Tolka wrote:
khaddijo daley

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 75 guests