[quote="Ina Baxar"]Gogarad, sheeka caarbeed ka waan aqaana anigu inadeer
Mid baa igu yidhi beri , margaret { queen Elisabeth 's sister} was conceived in somaliland. How do you know that baan ku idhi?
Wuxu yidhi abaheed na wuxu ka yimid India{ state visit } hoyaadeed na waxay ka timid Ingriska oo waxay ku socdeen Kenya.Somaliland bay ku kulmeen , oo borama hospital laga dhisayey bey ka fureen , dhoor malmood bey joogeen. 9 months later , bu yidhi, booooom margaret-ba dhalatay, marka Borama laysku helay

[/quote]
Inabaxar
That shyt is funny walaahi....there are millions of Somalilanders who believe such garbage....concieved my ass!