Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

The problem in Puntland

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

The problem in Puntland

Postby Twisted_Logic » Tue Aug 18, 2009 7:50 pm

PUNTLAND FAROOLOOW GAALKACYO XALKEEDA MA DHOWA INTA CADAALADA LAGA FOGYAHAY‏‏‏‏‏‏‏‏‏


Dhacdooyinkii ugu waawaynaa ee ka dhaca Gudaha magalada galkacyo ayaa waxa la dilay Masuuliyiin Miisaan Culus ku leh Puntland Horaantii Bishan Augst ayaa si Badheedh ah Loo dilay Wasiirkii Warfaafinta ee Puntland Alla u naxariistiee Warsame Aadan Shirwac Siifta Banaanka oo ay dileen besha CUMAR MAXAMUUD.

Waxa la dilay Taliyihii Guud ee Booliska Puntland Coll Juquraarfi si uusan sirta u bixinin,
Waxa shalay oo bishu aheed 12.8.2009 si naxdinle Gudaha Jasaajidka wayn ee Gaalkacayo loogu Toogtay 7-ka mid ah Culmada Tabliiqa ah waxana dilkaasi Fuliyay Rag hubaysan oo ka titsan ciidanka PISTA.oo ah ciidamada sirta maamul goboleedka puntland

ilaa hada cid loo qabtay ma jiraan dhacdooyinkaas sababtoo ah waxaa fulisay beesha uu ka soo jeedo madaxweynaha cabdiraxman faroole ee maxamud saleebaan.

hadaan u soo noqdo mowduuca aan la rabo inaan ka hadalo waa sidan

Sidaan lawada soconay waxay Beelaha Puntland in ka badan 11 sanadood la ildaraayeen dhibaatooyin ay kaga cabayaaan Maamulkii hore ee jiray sida cadaalad darro xaga awood qaybsiga ah, waxqabad la’aan, isqabqabsi ka jiray Maamulka Sare, hadaba Bulshada Reer Puntland waxay si aad ah u sugayeen isbedal dhinaca Maamulka ah oo dhibaatoyinkaas ay tabanayaan wax ka badela.
waxaase layaab noqotay Markii uu Xukunka Sare uu ku guulaystay ninkii ugu jeclaa uguna olole badnaa dadka isbedel-doonka ah sidii loo filayey inuu isbedel deg-deg ah sameeyo uu meeshiisii ka sii waday Cadaalad daradii ay Sameeyeen Maamulkii hore ee umadu ka qaylinaysay, iyadoo ay ka jirto dhammaan Beelaha Puntland degan ayaa waxaa tusaale kuugu filan Beelaha Majeerteen ka ah ee Mudug degan Cadaalad darada ka jirta oo aad shaxdan hoos ku qoran ku arki kartid sida loo kala badsaday Jagooyinka heer Gole-Wasiir, heer Gobol iyo heer degmo iyo Taliye Ciidanba. Beelaha Majeerteen ee Mudug degan waxay wax kasta oo soo dhexmara ku qayb sadaan 4 qaybood oo kala ah:

1. Cumar Maxamud
2. Reer Bicid-yahan
3. Reer Maxamud
4. Baho Majeerteen ( Idigfacle, Wabeeneeye, Amarti-waaq, Wadal-mogge, Nuux jibraahiil Daanwayne, Gumasoor, Amaanle



Dhamaan umada somaliyeed meel walba ay joogo waxba kalama socdaan cadaalada darada ka jirta puntland gaar ahaan magalada galkacyo aqiristoow hadaad fiiriso shaxda maamulka gobolka mudug waxaa kuu soo baxaya waxaadan filaneynin oo ah in cid keliya isku koobtay dhamaan maamulkii ka jiray magalada galkacyo.hadaba sidee bey galkacyo amaan buuxa ku heleysaa hadii sidani wax yihiin ?
waxaa taas ka sii daran dhibaatada beesha xukunka isku gaar yeeshay ka wado magalada galkacyo dhac bareer ah dil kufsi xasuuq barakicin.

1-C/nuur Maxamed Geeseey
Guddoomiyaha Gobolka Mudug
Cumar Maxamuud
2-Maxamed Muuse Xuseen
Taliyaha Ciidanka Daraawiishta G/Mudug
Cumar Maxamuud
3-Muxuyadiin Xuseen Calas
Iskuduwaha Shaqada iyo Shaqaalaha G/Mudug
Cumar Maxamuud
4-Jaamac Maxamed Cali
Maamulka Gobalka Mugud
Cumar Maxamuud
5-Cabdirisaq Caynab maxa’ed
Iskuduwaha Wasaaradda Ganacsiga G/Mudug
Cumar Maxamuud
6-Bashiir Cabdullhi Adbaley
Iskuduwaha Wasaaradda H/Guud iyo Gaadiidka
Cumar Maxamuud
7-C/shakuur C/llahCaliCigaal
Xisaabiyaha Bankiga Laanta Galkacyo
Cumar Maxamuud
8-Baddel Sugaal Xaabsay
Madaxa Xafiiska Tirakoobka Dadwaynaha D/G
Cumar Maxamuud
9-Khar Dhuubane Axmed
Ciidanka Ilaada Deegaanka Dagmada
Cumar Maxamuud
10-Cabdusalaad Warsame
Madaxa Canshuurada Dadban ee W/Maaliyada
Cumar Maxamuud
11-Maxamed C/lahi Faarax
Madaxa Waaxda Dhulbixinta D/HooseGalkacyo
Cumar Maxamuud
12-.Sicid Cali Yusuf(Gadayare)
Xisaabiyaha Guud ee Gobalka Mudug
Cumar Maxamuud
13-Axmed Cali Salaad
Duqa Magaalada Galkacyo
Cumar Maxamuud
14-Siciid C/rixmaan Yuusuf
Maareeyaha Garoonka Diraadaha Galkacyo
Cumar Maxamuud
15-Yaasiin Axmed Cilmi
Taliyaha Ciidanka P.I.S Gobalka Madug
Cumar Maxamuud
16-Warsame Yuusuf Axmed
Taliyaha Ciidanka C.I.D Gobalka Madug
Cumar Maxamuud
17-Sacdi Faarax Xasan
Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Godaad G/yo
Cumar Maxamuud
18-Maxamuud C/qaadir Xasan
Taliyaha Saldhiga Dhexe ee Galkacyo
Cumar Maxamuud
19-Cabdisalaan sanyare
Taliyaha Ciidanka |Garoonka Diyaarada G/yo
Cumar Maxamuud
20-C/rixmaan Cali Warsame
Guddoomiyaha Waxbarashada Gobalka Mugud
Cumar Maxamuud
21-Maxamed Cabdi Faarax
Guddoomiyaha Waxbarashada Deg.Galkacyo
Cumar Maxamuud
22-Cabdirisaaq Cumar Gaab
Khasnajiga Dowlada Hoose Deg. Galkacyo
Cumar Maxamuud
23-Siciid C/qaadir Yuusuf
Madaxa maamulka Lacagta C.Darawishta G/M
Cumar Maxamuud
24-Xasan Maxamed Jaamac
Agaasimaha Radio Galkacyo
Cumar Maxamuud
25-Maxamuud C/nuur Aadan
Agaasimaha hay’adda HADM Gobalka Mugud
Cumar Maxamuud
26-Cabdi Jaamac Nugaal
Madaxa Baarista danbiyada Saldhiga DhexeD/G
Cumar Maxamuud
27-Aadan Nuur Qaal
Taliyaha Xabsiga Dhexe ee Gobalka Mudug
Cumar Maxamuud
28-C/llahi Nuur Shabeel
Iskuduwada Dowladaha Hoose Deg. Galkacyo
Cumar Maxamuud
29-Bashiir Cilmi Xasan
Xisaabiyaha Dowladda Hoose Deg Galkacyo
Cumar Maxamuud
30-Bile Xaaji Cali Ciise
Maamulaha Ispitaalka Guud ee Galkacyo
Cumar Maxamuud
31-Bashiir Maxamed Mire
Guddoomiyaha Ku Xigeenka 2aad ee G/Mugud
Cumar Maxamuud
32.Shikh C/salaam Mac.Ax’ed
Guddoomiyaha Maxkamada Darajada 1aad
Cumar Maxamuud
33-Cabdulaahi Cali Bare
Maamulaha Bankiga Laanta Galkacyo
Cumar Maxamuud .


Waa hubaa nin kasta oo arka shaxda kor ku qorani inuu la yaabayo Cadaalad darada ka muuqata awood qaybsiga Beelaha walalaha ah oo wada degan gobolka Mudug waxaa intaas dheer in aan loo wada sinayn dhinaca khayraadka wadanku leeyahay sida kaluumaysiga.
Waxaa intaas garabsocda in marka loo baahdo daafica guud ee Deegaanka Puntland iyo gaar ahaan difaaca gobolka Mudug ay beeluhu si siman uga soo qayb galaan difaacaas.
Waxaa xusid mudan in Beelaha aan ahayn Majeerteen ee degan gobolka Mudug iyaguna ay tabanayaan Cadaalad daro ay ku samaysay Beesha majeerteen.
Hadaba Beelahaas iyo kuwa kale oo degan deegaamada gobolka hoos yimaada Maamulka Puntland ee tabanaya Cadaalad daro ku raagtay waqti intee le'eg bay u dulqaadan karaan Cadaalad daradaas ?

Waxaa xusuus mudan in dagaalada dheeraday iyo Colaada la dabin waayey ee Soomaliya baabi iyey ay salka ku hayso Cadaalad daro ay isku Sameeyeen Beelaha Soomaliyeed walina loo tirinayo Beelaha hadda gacanta ku haysta xukunka Puntland inay aabe u ahayd Cadaalad daradaas Soomaliya dhaxal siisay Dawlad la'aanta nidaam darada iyo silica.
Dulmigaas iyo Cadaalad daradaas mid lamid ah oo haatan hareeysay Puntland ayaa wuxuu keeni karaa Colaad ay ku kala fogaadaan beelaha Puntland wuxuuna sababi karaa dagaalo, nidaam la'aan ismaqal la'aan iyo Beel waliba inay heshiis la gasho Beelaha Soomaliyeed si ay u hesho xuquuqdeeda Beelnimo, mar haddii ay ka dhex weyday Maamulka ay ka tirsanayd taa soo dhaawici karta midnimada Beelaha Puntland.
Waxaan la daawan Karin sida loo qaybiyey Jagooyinka Dawladda Heer Gobol illaa Heer Degmo iyo Heer Puntland.
Waxaa kale oo Beelaha Puntland wada wadaagaan in laga qaado Canshuur aad u tiro badan wax loogu qabtana aysan jirin loona adeegsado sidii iyaga loogu kala qaybin lahaa looguna samayn lahaa Cadaawad la dhexdhigo iyaga iyo Beelaha walaalohod ah iyo kuwa dariska ahba, hantidaas aadka u badan oo aan shacabka waxba looga qaban oo ay siday doonaan ka yeelaan madaxda isku Jifada ah ee gacanta ku haysa.
Waxaa garab socda in markasta la xaraasho ama ay iska dhistaan hantidii guud ee Qaranka Soomaliyeed sida dhulka danta guud ahaa oo qaarna ay gataan qaarna dhistaan iyagoo ka gadaya kuwa ay isku Beesha Hoose yihiin

GUNAANUD.

Faroole hadii uusan wax ka qaban cadalad darada ka jirta gobolka mudug in aan la heli doonin amaan waafi ah bal waxaa qiilqiil galeysa in uu sii haado madaxweynaha maamul goboleedka puntland



CABAAS

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: The problem in Puntland

Postby Xamud. » Tue Aug 18, 2009 8:33 pm

I thought Geeseye left the entire Mudug region? last I heard the guy fled to Bookh in Ethiopia.

User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: The problem in Puntland

Postby Twisted_Logic » Tue Aug 18, 2009 8:51 pm

Xamud. wrote:I thought Geeseye left the entire Mudug region? last I heard the guy fled to Bookh in Ethiopia.


Are they a subclan of Majerteen?

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: The problem in Puntland

Postby Xamud. » Tue Aug 18, 2009 8:55 pm

Twisted_Logic wrote:
Xamud. wrote:I thought Geeseye left the entire Mudug region? last I heard the guy fled to Bookh in Ethiopia.


Are they a subclan of Majerteen?


:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: No He`s Cumar Maxamud.

Twisted_Logic wrote:1-C/nuur Maxamed Geeseey
Guddoomiyaha Gobolka Mudug


Guddomiyaha hore ee Gobolka Mudug, Faroole fired him right after the killing of Seefta Banaanka.

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27590
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: The problem in Puntland

Postby Murax » Tue Aug 18, 2009 9:28 pm

The thing is the biggest problems in Puntland/Somaliland are nothing compared to the serious problems in the South

User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: The problem in Puntland

Postby Cinque Mtume » Tue Aug 18, 2009 9:41 pm

Geesey fled to his Reer Khalaf kinsmen in Ethiopia, Galkayo is too dangerous for the nigga.

He said in an interview that he was shitting his pants the night after, he got paranoid, talking about that Puntland government gave orders to security forces there to give Reer Bicidyahan militias a green light to barge into his house and unload on the nigga..


These kind of articles are reoccuring, they're always complaining about Mohamud Saleban dominance. Usman Mohamud too dominant in Bari, Issa Mohamud too dominant in Nugaal, Umar Mohamud too dominant in Mudug, and Mohamud Saleban having Puntland in general on lockdown, let them keep crying. :down:

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: The problem in Puntland

Postby Xamud. » Tue Aug 18, 2009 9:45 pm

^^^^
Awoowo who ever wrote that artical is full of shidh, Reer Maxamuds are none existing in Gaalkacyo, they all moved to Goldogob after you know "What" in the mid 90s. Beside the Majerteen population in Gaalkacyo is 80% Cumar Maxamud, it`s only fair they get the largest share.

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27590
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: The problem in Puntland

Postby Murax » Tue Aug 18, 2009 9:50 pm

Wara Xamud,

How many Wagardhac in Galkacyo/Golgodob

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: The problem in Puntland

Postby Xamud. » Tue Aug 18, 2009 9:58 pm

Murax
The Wagerdhac in Gaalkacyo are not as many as before, but they do exist, I personally met a few,


I never did go to Galdogob so I don`t know, but I have been told that they do exist in Goldogob too

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27590
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: The problem in Puntland

Postby Murax » Tue Aug 18, 2009 10:03 pm

Xamud. wrote:Murax
The Wagerdhac in Gaalkacyo are not as many as before, but they do exist



Probably colaada, but I'd assume theres more in Golgodob than Galkacyo due to a more friendly enviroment :up: :lol:

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: The problem in Puntland

Postby Xamud. » Tue Aug 18, 2009 10:15 pm

Murax wrote:
Xamud. wrote:Murax
The Wagerdhac in Gaalkacyo are not as many as before, but they do exist



Probably colaada, but I'd assume theres more in Golgodob than Galkacyo due to a more friendly enviroment :up: :lol:


:lol: :lol: :lol: :lol: do you remember how PINK BUNNY use to write Goldogob? Goltodob :lol: :lol:

Yes Goldogob is probably safer for them, they don`t need to worry about getting shot point blank for being Marexaan, but then again I met this Wagerdhac family in Gaalkacyo they lived right next to my grandfather , a big family manshallah 10 boys and a bag of girls, most of the older boys and their father carried rifles/guns, I once had dinner at their house and the old man joked about how he would give me one of his girls if I bought him a new landcruiser :lol: :lol: I bet tekniko bu rabay inu ku rakibo.

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27590
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: The problem in Puntland

Postby Murax » Tue Aug 18, 2009 11:10 pm

Xamud. wrote:
Murax wrote:
Xamud. wrote:Murax
The Wagerdhac in Gaalkacyo are not as many as before, but they do exist



Probably colaada, but I'd assume theres more in Golgodob than Galkacyo due to a more friendly enviroment :up: :lol:


:lol: :lol: :lol: :lol: do you remember how PINK BUNNY use to write Goldogob? Goltodob :lol: :lol:

Yes Goldogob is probably safer for them, they don`t need to worry about getting shot point blank for being Marexaan, but then again I met this Wagerdhac family in Gaalkacyo they lived right next to my grandfather , a big family manshallah 10 boys and a bag of girls, most of the older boys and their father carried rifles/guns, I once had dinner at their house and the old man joked about how he would give me one of his girls if I bought him a new landcruiser :lol: :lol: I bet tekniko bu rabay inu ku rakibo.



:lol: :lol:

the girls gotta get married Man. Horta is Galkacyo the only place in Puntland where people carry weapons in public?

gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5341
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K
Contact:

Re: The problem in Puntland

Postby gobdoon » Wed Aug 19, 2009 4:06 am

This was an artcle published in Dayniile-beenle if you believe what that Website writes WAX KASTA OO AY QORAAN WAA BUUNBUUNIYAN OO WARAR BEENA OO ANN JIRINA QORAN.

surrender
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11194
Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"

Re: The problem in Puntland

Postby surrender » Wed Aug 19, 2009 5:48 am

gobdoon

out of all the somali news websites he can report to us, he reports from Dayniile aka beenaale.
:lol: :lol: :down:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 60 guests