Moderators: Moderators, Junior Moderators








Diyeeshaha_Tolka wrote:Dr.yalaxoow sxb qof dhintay caydiisa waxna kama faaidaysid,,,qofna muslim ah dhintayna bakhti lama yiraahdo waxaasi dhaqanka alshabaab waaye ayagana laguma daydo oo hadi kale adigana la mid ayaad noqonaysaa.

The_Emperior5 wrote:Diyeeshaha_Tolka wrote:Dr.yalaxoow sxb qof dhintay caydiisa waxna kama faaidaysid,,,qofna muslim ah dhintayna bakhti lama yiraahdo waxaasi dhaqanka alshabaab waaye ayagana laguma daydo oo hadi kale adigana la mid ayaad noqonaysaa.
Dr yalaxow wuu kala jecelyahay waxa dhiimanaya , dhibko oo dhan na taasa keenaya markaad dadka aad kala soocdiid aad miid na ka naxdiid midna aad tirahdiid wa ey ey dhalay bakhtii weyaan , laakin hadaad shacabka oo dhan ku tirahdiid wa muslim wa dhibaata ina hayssa aynu iska qaadno xalku halkaasu ku jiira.





Crazy Cat Lady wrote:You cant insult dead people that did wrong?




AbdiWahab252 wrote:There needs to be investigations into the Puntland terror exporting cells in Minneapolis![]()
Btw, we need to get solid evidence that he is indeed dead and not count on the Omar Jamal group as evidence.



Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 49 guests