Moderators: Moderators, Junior Moderators



abdisamad3 wrote:yalaxow adaa qabiil kaa buuxa..runta markii lasheego muqdisho dadka waxaa lagu dilayay 20 sano ku dhawaad markaasna al-shabaab ma joogin..meesha eey al-shabaab ka taliso dhac dil iyo isbaaro ma taalo sxb..meesha gaalo ku duushay waana laga sifeeynaya insha-alllah dadkana guryoohada weey ku soo laaban donaan..

subeir123 wrote:Yalaxoow
The Al-Shabab leader ( Amiir) in Banaadir is Agbaal Cali dheere and he is the one who said we will fight
more during Ramadan






DR-YALAXOOW wrote:Abdisamad qaxooti from kililka shanaad dhibaatada ku heeysata waxay tahay waligaa ma aadan arag xamar. kililka shanaad ethiopia ayaad macluul ku soo kortey, wax aad ka og tahay ma jirto.
xamar 1990 ayaa ka soo tagey waxaana ku laabtey 1998 first time walaahi wax dhib ah kama jirin. magaalada meesha aad rabo ayaad mareysay, mar mar ayaad radio ka maqleeysaa qof ayaa la diley, laakiin meel waliba SCHOOLADA jaamacada ardeyda waxay aheeyd magaalo alxamdulilaah shidan.
2001 ayaan ku laabtey walaahi waxay aheeyd the best days of my live xamar maasha allah waxay aheeyd meel allah barwaaqeeyey dhib kama jirin.
maanta xafaado aan waligood xitaa dagaalkii siyaad bare 1991 aan laga qixin sida SHIBIS BOONDHEERE KAARAAN ABDICASIIS waxaa dadkii ka qixiyey khawaarijta al shabaab.
xamar waxaa deggan aniga walaalaheey walaahi waligeeed kama dhicin khawaarijta waxa ay ka sameeyeen xamar. kawaarijtana waxay u baddan yihiin dad ka yimid kililka shanaad ethiopia dhabacayo marexaar isaaq oromo waxuush oo dhan kuwasoo lagusoo qaldey waa jihaad.
marka wax aan la yaabo maaha daarood qaxooti oo dhan aargudasho ay is leeyihiin aarguta inay taageeraan DOLLAR u aruuriyaan khawaarijta al shabaab.
ama sheekh ku sheeg sida abdiqaadir muumun caruurtiisa UK ku raaxeysanaya yiraahdo JIHAADKA BOOSAASO MA YALEE XAMAR AAADA DADKA XAMARNA QIXIYA. dad liita ayaad tihiin mr qaxooti from ethiopia

AbdiWahab252 wrote:Abdisamad,
Is Faroole a wadaad ? Does he use Sharica law to rule ? Why are there wadaads being handed to Ethiopia ?


Somali-Star wrote:dr. dameer,
how come you hate cagdheer, and always insulting them, no matter the nature of the discussion/topic?![]()
fyi, the guy thoroughly karbashing you - abdisamad3 - is from puntland, not ogadenia.




Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 53 guests