Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Garowe District Council Open Up New Road

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Abdi_Razak_84
Posts: 50
Joined: Thu Sep 10, 2009 9:42 pm

Garowe District Council Open Up New Road

Postby Abdi_Razak_84 » Thu Sep 10, 2009 10:37 pm

Image

GAROOWE : Dowlada Hoose ee Magaaladda Garoowe oo maanta ku guuleysatay iney furto Wado Xirneyd ilaa 1948-dii (sawiro)
Posted to the Web Sep 10, 12:38

Garoowe:-Dowlada Hoose ee magaalada Garoowe ayaa waxay bilowday olole ay ku furayso Wadooyinka dheer ee Caasimada Puntland taas oo lagu baneynaya wadooyinka isku xira Magaalada gaar ahaan Xaafada Waabri iyo barxada weyn ee Magaalada Garowe iyo sidii kor loogu qaadi lahaa bilicda Magaalada Garoowe.

Waddo xirnayd in ka badan 60 sano

Howl galkan ayaa waxaa uu ka mid yahay kuwo in dhaweynd laga wadey Wadooyinka Magaalada iyo sidii kor loogu qaaddi lahaa bilicda waddooyinka ay caanka ku tahay Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayna u noqon lahayd mid si weyn u soo jiidata in dhaha caalamka.

Duqa Caasumada Garoowe Mudane Cabdiqaadir Cismaan (Foodcade)

Duqa Degmada Garoowe C/qaadir Cismaan Samatar (Fod-cade) ayaa waxaa uu sheegay in hada gacanta lagu hayo Wadada dheer ee isku xirta Xaafada Waabari iyo goobta caanka ah Barxada weyn ee Magaalada, Gudoomiyaha ayaa waxaa uu sheegay in wadada la baneeyay maanta laga dhisay guryo 1948 guryahaas oo uu lahaayeen Allaha u naxariistee Faarax Gaab iyo Gambo wilif oo labaduba dhintay.

Duqa Degmada ayaa wuxuu kaloo sheegay in shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe iyo Dowlada Hoose ay is ka kaashadeen burburinta labadaas guri ayaa waxaa uu sheegay in ilaa iyo intii ka dambeysay Dowladii Cabdirishiid Cali Sharmaake, Dowladii Maxamed Siyaad Bare iyo maamuladii hore ee Puntland aysan u suurta galin in la baneeyo wadadaas uuna ku guuleystay Maamulka Cusub ee uu Madaxweynaha ka yahay C/raxmaan Maxamed Faroole oo la is iron karo isbadal weyn ayuu u soo hoyiyay Shacabka Puntland waa sida uu Duqu hadalka u dhigaye.

Mar wax laga weydiiyey Duqa dadkii lahaa labada guri in dhaqaale loogu badalay iyo in kale ayaa waxaa uu sheegay in Shacabka ku dhaqan Caasimada ay u tahay in ay danahooda gaar ka ah ay ka hor mariyaan danaha shacabka ay sharaf u tahay wadanimadooda, wuxuuna sheegay in ay jiraan wax yaalo yar yar oo uusan carabaabin oo la siiyey.

Waddo xirnayd in ka badan 60 sano

Dawlada Hoose ee Degmada Garoowe ayaa muuqata mid ka dhaqdhaqaaq badan tan iyo markii uu ka dhacay Puntland isbadalka siyaasadeed ee hogaanka cusub lagu doortay.


Siciid C/salaan Siciid
Wakiilka Puntlandpost-Garoowe
E-mail loole15@hotmail.com

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Garowe District Council Open Up New Road

Postby zingii » Fri Sep 11, 2009 2:14 am

It says sawiro and you only come up with one sawir? :shock:

User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: Garowe District Council Open Up New Road

Postby Cinque Mtume » Fri Sep 11, 2009 6:23 am

Damn, this road had houses built on it by couple of geeljires during the British rule.


Here's another pic:
Image


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest