Moderators: Moderators, Junior Moderators


HELWAA wrote:Open them of course![]()
Impo ..ma lacag la'aan ba kugu dhacday?

HELWAA wrote:Well maadama aad garoob tahay arooska masaajidka ku dhig iyo qado yar oo ah bariis isku dhex karis ah iyo hilib falfal.![]()
Reer somaliyana waxaad ku tiraah anaba sanadkan xaqo al ciid oo bahaan ee iga qaleeya.![]()
Guriga aad iibsatayna dee waa amaah so maha lacagtiisa yaryaree.
Get urself 2 jobs huuno and work ur ass off.Nin aan shaqaysan shaah ma cabo.



Keyse_0208 wrote:Why dont you work, and also take benefits, and also sell things like clothes, carpets, watches, 2nd hand cars, alot of things baa laysku wadaa

Diyeeshaha_Tolka wrote:sxb waxaasi holland ayaa lagu yaqaanaa,,aniga maalintii aan kasoo guuray ayaa igu dambeysay check isso dhaca iyo warqad warning ah Belasting dienst


abdikarim86 wrote:hagbad gal ....its very useful
infact jaamacad baan ku galayaa
lacagtaan ka helo hagbada

The_Emperior5 wrote:abdikarim86 wrote:hagbad gal ....its very useful
infact jaamacad baan ku galayaa
lacagtaan ka helo hagbada
Berri baan hagbad la gallay slaamo way ii dhaceen![]()
![]()
gar slaamo yaa galli karra

The_Emperior5 wrote:Are you afraid of bills when you open them do you say bismilahi raxmaani raxiim. Or do you just open them , do you close your eyes when u open them ,or do you just put them away and don’t open them for a few days.

HELWAA wrote:IMPO XAABO..ma labo shaqo ayaa ku dhibaysa..inaalilaah oo adoo 30kiiba gaadhin bas tabcaan tahay.yaa saarir.
waxba naag ha isku haleyn huuno, adiga ayuu ilaahy nin ka dhigay oo masuuliyadi reerka ku saarey iyo masrfuukisa.Xita xaaskago haday shaqaysa iyada ayaa lacagta iska leh adigu shaqo kuma lihid.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot], nnjrewzas112 and 68 guests