Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Togdheer, tryin' to become another Gabilay

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Togdheer, tryin' to become another Gabilay

Postby Ina Baxar » Mon Jul 11, 2005 1:37 pm

“Waa inaad inaga celisaan gabiilay oo aad ka badan tihiin , kana ciid fiican tihiin.”Badhasaabka Togdheer.


Posted to the web 21:54 Jul 10 2005
Burco(Somaliland Net) - ‘Waa inaad inaga celisaan reer gabiilay oo aad ka dad badan tihiin ,kana ciid fiican tihiin , oo hadhuudhka oodweyne naga haqab tirtaan.” sidaas waxa yidhi Gudoomiyaha Togdheer oo la hadlayay beeralayda Degaanka Oodweyne oo tababar uaga furmay manta Wasaarada Beeraha ee magaalada Burco.
Waxa kale oo intaas ku daray badhasaabku in gobol ahaan ay markii culayska saareen kor u qaadida waxbarashada gobolka, meel fiicana gaadhay balse hada waxaanu ku dadaalidoona horumarinta xoolaha iyo beeraha, anagoo la kaashanayna hayadaha iyo xukuumada ayuu ku soo koobay hadalkiisii.
Isuduwaha beeraha gobolka Togdheer. Maxamed C abdi Guray, oo halkaas ka hadlay ayaa walaac weyn ka muujiyay cayayaanka Dirindiirta iyo balanbaalista oo dhibaato weyn ku haysa dalagii beeraha deganka Oodweyne ,halka beeralayda Tuulada Beer kabaaja iyo Ayax badani halis ku hayo, sidaas darted Hayadaha waxaanu ka dalbanaynaa inay beeralayda ka soo caawiso Suntii Cayayaanka lagu dagaalami jiray , ayuu yidhi.
Waxa I suduwuhu intaas ku daray in ujeedada tababarkani yahay sidii kor looguqaadi lahaa Aqoonta beeralayda si waxsoosaarka beerauhu u kordhaan,tababarkana uu socon doono mudo todoba maalmoodna, kaasoo ay fulinayso Hayada Wdaniga ee SAADO. Yahayna mid loo qabtay beeralayda degmada Oodweyne.” ayuu ku sookoobay hadalkiisii.

Xuseen Aadan Cade oo ka mida masuuliyiinta hayadaasi qabatay tababarka ayaa sheegay in muhiimada ugu wayn ee tababarkani yahay kor uqaadida Aqoonta Beeralayda, islamarkaana qofwal oo tababarkan qaatay looga baahan yahay inuu u gudbiyo todoba qof oo kale marka uu ku laabto degaankii ,wixii uu soo bartay.” ayuu yidhi , Mr. Xuseen waxa uu kula dardaarmay beeralaydii inay si weyn uga faaiidaystaan tababarkan, oo wax soosaarkooda laga arko aqoontii aad barateen. ayuu ku soo koobay hadalkiisii.

Waa markii labaad ee hayada SAADO. Tababar siiso beeralayda Togdheer, waaxyna hore tababarkan oo kale u siisay beeralayda Tuulada beer.
----------------------------------------------------------------------------------------
Good luck Laughing

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Postby LiQaaye_TDH » Fri Jul 15, 2005 12:19 pm

You cant compare Odwayne to Gabiley, because Gabiley is much bigger and much more populated then Odwayne,..

User avatar
Rampage
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 785
Joined: Sun Apr 10, 2005 1:20 pm
Location: Soul. Beatin the shit out niggas propa, I beat’em till they holla, beat’em til the cops come.

Postby Rampage » Fri Jul 15, 2005 12:42 pm

When is Caynabo getting a gobol status anyway? Very Happy

Saaxil + Cayn = R A M P A G E Very Happy

User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Postby Ina Baxar » Sat Jul 16, 2005 11:58 pm

Liqaaye TDH, inaar si wanaagsan baad uu hadashay.Reer owdwaynow , inoogu kaaleya Gabilay , you'll be housed with your cousins , qodaalkana wax ka barta , ileen anaga hore layno bixiyey Qodaal ee, Arabsiyona qayb ha la geeyo
Laakiin ninkan badhsaabka-->“Waa inaad inaga celisaan gabiilay oo aad ka badan tihiin , kana ciid fiican tihiin" Laughing , yaanu jar indinka tuurin Laughing Laughing

User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Postby fagash_killer » Wed Feb 22, 2006 5:53 pm

Laughing

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Postby LiQaaye_TDH » Thu Feb 23, 2006 11:04 am

War Hadda gabiley iyo waxa wa laga baxay, oo Caynabo iya Gobol laga dhigaya.....

User avatar
SLIM-THUG
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5444
Joined: Tue Feb 07, 2006 8:48 am
Location: -$UCK UR MOM-

Postby SLIM-THUG » Sat Apr 22, 2006 8:37 am

Arrow

User avatar
kkk47
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2261
Joined: Wed May 04, 2005 9:11 am
Location: It is my way or the high way no-land but Somaliweyn
Contact:

Postby kkk47 » Sun Aug 06, 2006 8:46 am

Arrow

User avatar
kkk47
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2261
Joined: Wed May 04, 2005 9:11 am
Location: It is my way or the high way no-land but Somaliweyn
Contact:

Postby kkk47 » Sun Aug 06, 2006 8:50 am

smellyland


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Waqooyi Galbeed”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests