Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

The Other Shariif Acting As President.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

The Other Shariif Acting As President.

Postby zingii » Tue Oct 13, 2009 2:44 pm

Image

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: The Other Shariif Acting As President.

Postby zingii » Tue Oct 13, 2009 2:46 pm

Here he is being told what to say by the MAREXAAN dude. :mrgreen:


User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: The Other Shariif Acting As President.

Postby zingii » Tue Oct 13, 2009 2:47 pm

The other shariif listens carefully as to what the acting president is saying.

Image

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: The Other Shariif Acting As President.

Postby zingii » Tue Oct 13, 2009 2:48 pm

Amin Amir's take on the two shariifs.

Image

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The Other Shariif Acting As President.

Postby The_Emperior5 » Tue Oct 13, 2009 2:49 pm

zingii wrote:Here he is being told what to say by the MAREXAAN dude. :mrgreen:




So you opened this topic so you can mention the advisor of sheikh dalxiis and his clan ,Merexaanka oo dhan do that I have seen you do that and Coolposen iyo qaar kallo baddan.

User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: The Other Shariif Acting As President.

Postby Shirib » Tue Oct 13, 2009 2:50 pm

Whats the deal with Shariif Hassan?

Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: The Other Shariif Acting As President.

Postby Advo » Tue Oct 13, 2009 2:52 pm

zingii wrote:Amin Amir's take on the two shariifs.

Image



:lol: :lol: :lol:

xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: The Other Shariif Acting As President.

Postby xoogSADE14 » Tue Oct 13, 2009 2:54 pm

Got to respect the man's hustle. He knows this TFG like all the ones before it, is going nowhere.

XKeyse_
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 889
Joined: Wed Jan 28, 2009 12:20 pm

Re: The Other Shariif Acting As President.

Postby XKeyse_ » Tue Oct 13, 2009 2:56 pm

zinji,

what happened to "gabay" ku faankii :lol:

User avatar
Macow236
Posts: 233
Joined: Wed Jun 10, 2009 11:11 am

Re: The Other Shariif Acting As President.

Postby Macow236 » Tue Oct 13, 2009 3:02 pm

The_Emperior5 wrote:
zingii wrote:Here he is being told what to say by the MAREXAAN dude. :mrgreen:




So you opened this topic so you can mention the advisor of sheikh dalxiis and his clan ,Merexaanka oo dhan do that I have seen you do that and Coolposen iyo qaar kallo baddan.


:lol: :lol: also boorsasidaha madaxweynaha waa mareexan

maslax mahamuud saciid

Image

User avatar
Macow236
Posts: 233
Joined: Wed Jun 10, 2009 11:11 am

Re: The Other Shariif Acting As President.

Postby Macow236 » Tue Oct 13, 2009 3:06 pm

Shirib wrote:Whats the deal with Shariif Hassan?


shirib, sheikh sharef xassan is good guy. but pundland is agians him
and they fabricate lies agians the good sheikh. here is a good artical.

Qaylada armey Shariif Xasan ka weyn tahey!

Waxaan la yaabey dadka qaar, marka hawluhu u socdaan sida ay jecel yihiin, kan dadka ugu dhaliis-ha badan agtooda waa ka awliyo Alle , marka sida aysan naftoodu rabin ay wax ku socdaana si aan ka fiirsi laheyn ayey udbahooda u soo qaataan, waxeyna afarta dhinac u firdhiyaan hoog iyo ba’ wixii calooshooda ku jira, ayagoo si isku duub ah, iyo si kali kali ah weer-ar ugu qaada cidda markaas ay is yiraahdaan danahiina ayey hortaagan tahey, ama carqalad ayey idin ku yihiin.

Waxaa middaas la mid ah, dagaalka qaraar ee ku socda Wasiirka Maaliyadda ahna R/wasaare kxg mudane Shariif Xasan, iyo kan aan ka dhicin ee isna ku foorara Wasiirka Kalluumeysiga ahna R/W kxg koowaad Mudane: Proff.Ibbi, oo aan qiyaasayo labada qorshe dagaal in isku hal meel laga soo hurinayo laakin qaabka tacbiirka hadalka iyo xujooyinka loo daliilsanayo ay kala duwan yihiin iyo waliba dadka loo adeegsanayo in ay ka qeyb galaan la dagaalanka shakhsiyaadkaas.

Waxaan aaminsanahey maanta waxey taagan tahey labadaan mas’uul, laakin mar aan dheereyn waxaa liiska lagu soo dari doonaa kuwo kale oo fara badan oo ayaguna la marsiin doona wadada kuwaani mareen, iyo waliba madaxweynaha oo ay muuqato inuu noqon doono taargetka dhow ee kooxahaan danleyda ah ay weerari doonaan, waayo waxaa dawladda ku adag oo aan u laqmi kareyn in laga hago awaamiirteeda iyo go’aanadeeda maamul goboleedka Puntland .taasna waxey keeni doontaa in taageerayaasha maamulkaas iyo maamulkuba ay soo saaraan liis ay ku taxan yihiin dadka ugu jira Black list-ha Puntland, kuwaasoo loo aqoonsan doono cadowga P/land isla markaas dacaayado iyo fadeexeyn raqiis ah lagu furi doono, sida hadda ku bilaabatey Shariif Xasan iyo Prof.Ibbi.

Mar kaliya ayaa waxaa af labdiis yeerey bogogga afka puntland ku hadla, ayagoo banaanka soo dhigaya ceebo gacan ku sameys ah oo ka dhan ah Proff.Ibbi, ayadoo ujeedka ka danbeeyana uu yahey xoogaaga burcad badeeda laga shaqshaqanayo anaga reer p/land ah ayey nagu wanaagsan tahey, Proff-kuna waa nin daacad ahe wuxuu leeyahey ha idinku filnaanto xoogaaga aad madax furashada uga qaadataan maraakiibta lagu afduubo xeebaha P/land ee wiilashiina aad u dirsateen, dadkaan heysta Proff-ka ayaan maalina ka hadlin qabsashadii xabashidu ay qabsatey Soomaaliya waayo adeerkood ayaa horkacayey, laakin maantey waxey si cod dheer uga hadlayaan saxiixii badda, saxiixii Jabuuti, waxeyna cuskanayaan saxiix kale oo dhankooda faa’ido ugu jirto oo ah kii Gaalkacyo, waxey leeyihiin kuwa aan maslaxaddu noogu jirin waa xun yihiin laakin kan anaga xaqa dheeriga na siinaya waa lama taabtaan. Jawaabta aan ka bixiyey hadaladaas dacaayadda ah ee makarafoonka bateri la’aanta ah ay ku baahinayaan kooaxahaas waxaan ku qorey bogagga qaar cinwaan oranaya " Ma Burcadland baa! Mise waa Puntland? Qofkii rabaana halkaas ayuu ka daalacan karayaa.

Haddii aan kalimado kooban ku cabiro nuxurka hadalkeyga ma jiro ruuxaan laheyn ceebo, laakin waxaa xun in ujeedooyin hooseeya laga leeyahey soo bandhigidda ceebahaas, isla markaana dadka la isugu muujiyo in la iftiiminayo xaqiiq jirta, taas oo ah mid laba wajiilanimo iyo munaafaqeyn dhabarka ku heysa.

Sida aan kor ku xusey liiska u eedeysanayaasha Puntland iyo taageerayaasheeda waa soo kordhayaa maalinba maalinka ka danbeeya, waxaa hadda lagu soo dhex tuurey Shariif Xasan oo ah nin karmeed karti iyo caqli badan ilaahey ku manneystey, laakin Shariifka waxaa laga soo galey xagal kale oo ka duwan tii Proff Ibbi looga yimid, waa dhanka Baarlamaanka, oo xubno uu ka mid yahey Mawliid Macaane (oo ku soo caanbaxey sanidihii u danbeeyey in uu ka mid yahey shaqaalaha maamulka Puntland u jooga K/Soomaliya) iyo kuwa kale oo si hoose ay u soo abaabuleen xubno ka tirsan kuwa ka soo jeeda Puntland oo baarlamaanka ku jira ayaa ayaguna birqalax ka daba yeeriyey Shariif Xasan, qoraal la soo xardhey oo aad moodid midka maxkamadaha laga hor aqriyo oo qodobeysan oo lambareysan ayey saxaafadda u soo bandhigeen, kaasoo shariifka ku eedeeyey arimo la yaab leh sida:



1.

Khilaafkii asaga C/hi Yuusuf dhex marey inuu ku qaldanaa
2.

Imaanshihiisii Xamar iyo nabad raadintiisii inuu ku eedeysan yahey
3.

Isbaheysiga Asmara inuu ku biiro in ay khalad aheyd
4.

In uu nabadda iyo wadahadalka qaato in ay aheyd arin foolxumo ah
5.

Inuu mansabkiisa ku shaqeeyo oo uu heshiisyo dawladdu la og tahey uu soo galo in ay tahey arin uusan xaq u laheyn
6.

Waxey ku eedeeyeen lacag ay sheegeen in Sudán lagu sameynayo inuu ka danbeeyo, ayagoo og lacagaha xaashiyaha Foorjariga ah ee dalka laga isticmaalo hadda in warshadaheedii yaallaan P/land oo halkaas lagu soo sameeyo, Shariif xasana aysan aheyn inuu faragashado arinkaas.
7.

Iyo ugu danbeyn inuu diidan yahey heshiiska Gaalkacyo.

Si kasta oo ay kooxahaani madaxa geedaha ula dhaceen waxey ka fursan waayeen in qodobka biya dhaca ah u soo daadagaan waana midka lixaad iyo kan todobaad oo dhamaan qodobada kale ay yihiin marmarsiiyo iyo hadal qurxin waayo labada danbe kaligood afka laguma balaarin karo, oo waxey manca ku hayaan in hadda turubkii la wada bartey, ayagoo waliba u digey madaxweynaha, una ekeysiiyey arinka haddii lagu sii adkeysto inaan Punland sadbursiga ay dooneyso loo sameyn, in dawladdii KMG aheyd ay burbureyso.

Xadiith ayaa wuxuu oranayaa " haddii aadan xishooneyn waxaad doonto samee", maamul haddey noqon laheyd, kuwa qormooyinka sameeya, iyo kuwii xildhibaanada ahaa intuba waxey u soo tafaxeynteen raadinta danaha hal deegaan oo Somalia ka mid ah uu leeyahey, ayagoo iska indha tiraaya dalkaan iyo maamulkaan in uu yahey mid dadkoo dhan ka dhexeeya, sida qolo gaar ahí ay wax u dooneyso kuwa kalena ay wax u doonayaan, suurtagalna ayasan noqoneyn in hal meel loo wada gacan galiyo xuquuda inta kale leedahey.

Aan u soo daadego hadalkeyga, Shariif Xasan khalad wuu yeelan karaa oo ma oranayo danbi ma lahan, sidoo kalena ma oran karo waa danbiile mar haddii aanan hayn caddeymo sax ah oo meesha ku haboon lagu soo bandhigayo, waxaana aaminsanahey waxaa la xisaabtami kara golayaasha dawlada ee caqli gal ma noqoneyso in la saaro maxkamad qabiil oo iska xukunta waxey doonto, isaga hadaaqda hadalo xambaarsan naceyb iyo kaarar ka gobid, waxaanse hubaa in dad badani ku necbaadeen ninkaas odoyga ah (anigoo ixtiraamaya ra’yigooda) booska weyn ee uu joogo iyo kalsoonida badan ee uu ka heysto madaxweynaha oo ay yihiin laba nin oo halgan dheer isla soo marey, aysana suutagal aheyn in si fudud ay ku kala furtaan.

Kooxdii xilmadhibaanada aheyd ee shirka jaraa’id qabatey, oo ay iska muuqatey hadafka ay ku shaqeynayeen iyo cidda qoraalada u soo diyaarisey, waxey fahmi waayey qoraalka ay saxaafadda ka hor aqrinayaan in ay iska fiiriyaan waxa uu xambaarsan yahey, ee ninkii ay rabeen in ay ceebeeyaan ku hor faaniyey saxaafadda soona tiriyey wanaaggiisii mudadii uu xilalka kala duwan hayey, inkastoo ay ku jireen qodobo xadgudub been abuur ah sida lacag ayuu qasnaddiisa ku shubtey … iwm.

Hadaba waxaan qabaa in xildhibaanadaan oo arimo dawladda dhexdeeda la rabey in looga hadlo haddii ay mas’uul wax ka tirsanayaan, inta ay ka tan badatey naceybkooda shakhsiga ku saleysan iyo baadigoobkooda xaq aysan laheyn waxey kala garan waayeen waxa ay sheegayaan ma Shariif Xasan ayer wax ka sheegayaan mise waaba ku faaninayaan, waxey ixrtiraami waayeen dastuurka baarlamaanka oo ay aheyd waxey tabanayaan in ay u gudbiyaan guddoonka baarlamaanka, ee aysan aheyn in saxaafadda laga hor aqriyo dacaayad la soo dhoodhoobey, taasna ay noqoneyso in kooxdaan xildhibaanada lagula xisaabtamo ku tumashada nidaamka baarlamaanka. Waxey ku eedeynayaan Mas’uul inuu garab marey nadaamkii dawladda ayagiibaana sidaas nidaamka ugu xadgudbaya waayo waxey fulinayaan fariimo uga soo dhacaya dhanka P/land oo la doonayo in khalkhal lagu galiyo habsami u socodka hawlaha dawladda, ama la doonayo in lagu burburiyo dawladda midnimo qaran si maamulkaasi uu ugu gacan banaanaado dhaqangelinta qorshayaashiisa maldahan.

Gabagabadii qormadeyda dadka dhaliilsan Shariif Xasan waa badan yihiin, qaarkoodna wax wanaajin ayey ka tahey laakin qaar kale ayaa ka ugaarsanaya biyaha calowga ah dhexdooda, kuwaan danbe ayey jawaabteydu ku socotaa, ayagoo ugu soo gabanaya cinwaano kale iyo beenabuur sida kuwa xildhibaanada sheeganaya waxey la hor yimadeen saxaafadda, ayagoo doonayo in ay ku jilciyaan oo uu u soo dabco cadaadiskooda ka dibna uu u fuliyo danaha gaarka ah ee ay leeyihiin, taasoo ka fog anshaxa iyo dhaqanka wanaagsan, sidaas awgeed waxaan soo jeedin lahaa inaan loogu kaalmeyn kooxahaas in dacaayadahooda lala qaadqaado oo aad noqotid ruux dagaal qolo kale ka macaasheyso ku jira.

DEEQ MAXAMED AXMED

Qaranimo2009@yahoo.com

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: The Other Shariif Acting As President.

Postby zingii » Tue Oct 13, 2009 4:53 pm

XKeyse_ wrote:zinji,

what happened to "gabay" ku faankii :lol:



NicccccA, i karBasheD your a** and you still mentioning it. :shock:

dadka hadday arkaa way kuu nixi

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: The Other Shariif Acting As President.

Postby zingii » Tue Oct 13, 2009 4:56 pm

The_Emperior5 wrote:
So you opened this topic so you can mention the advisor of sheikh dalxiis and his clan ,Merexaanka oo dhan do that I have seen you do that and Coolposen iyo qaar kallo baddan.



Iska cuqdadlow ayaad tahay adigu.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 78 guests