Nabeela wrote:It's ma is tiri you fool. Afka hooyo so baro.
Oo afka hooyo ma English ta ayaad u taqaanaa? waar bal niiclaydan eega!
Moderators: Moderators, Junior Moderators

Nabeela wrote:It's ma is tiri you fool. Afka hooyo so baro.

Beer-Dilaacshe wrote:Nabeela wrote:It's ma is tiri you fool. Afka hooyo so baro.
Oo afka hooyo ma English ta ayaad u taqaanaa? waar bal niiclaydan eega!


Nabeela wrote:Beer-Dilaacshe wrote:Nabeela wrote:It's ma is tiri you fool. Afka hooyo so baro.
Oo afka hooyo ma English ta ayaad u taqaanaa? waar bal niiclaydan eega!
Afka hooyo=af somali sax ah "shakes head"



Abdi_westldn wrote:Kaah Express strictly a Qabil thing.

[/quote]Amirsade wrote:Waa iska Adduunyo!
Ma anigaad af-Soomaali sax ah igu leeddahay qor! adigii bay kaa jiiftaa walaalo oo waxba aan Soomaaliga qoraalkiisa ka fahmayn'
Markaasaad aniga i waydiinaysaa inaan Af-Soomaali sax ah qoro!!!
Walaalo ceebtaada iska qarso oo waxba dadka ha isku soo jeedin' sawtii iminka laguu turjumaayay maaha Soomaaliga!
Iminkadaa laga bilaabo qalin iyo buug cad soo qaado' Anaa si wanaagsan kuu baraaya Soomaaliga laakiin dafiraadda intaa leeg jooji bilaa caleek.


Cali_Gaab wrote:Any idea of the commision fees charged by those companies?



nomadicwarlord wrote:I'm sure majority of the money sent by the folks here, has contributed to the weapons trafficking trade in Somalia.


Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 67 guests