CoolPoisons wrote:walle dhaqanka iyo diinta laga tag
i feel sorry for the caruurta born out of wedlock. Its not their fault but its shameless
ilmahaasi waligiy xalaal noqon maayo...hadhoo marku waynaadana khayer kama soo socdo.
Ta aan ka yaabanahy maxay meher labaad oo sameysan waayen marku ilmuhu dhasho ileyn kii hore valid maahe?





