Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

DR.KULMIYOOW SIDA UCID AMA AQBAL KEEN NOQO AMA ARIN KEEN‏

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

DR.KULMIYOOW SIDA UCID AMA AQBAL KEEN NOQO AMA ARIN KEEN‏

Postby MrPrestige » Sat Oct 17, 2009 4:05 am

17/10/09


BY:SANWAA CUMAR YARE

GUDOOMIYAHA GUDIDA
SIYAASADA XISBIGA UDUB
QATAR


REER SOMALILANDOOW SALAAN IGA GUDOOMA DHAMAANTIINBA.

Madaxweyne Rayaale ilaa hada ma jiro xurguf kala dhex taala isaga iyo Faysal Cali Waraabe dhinaca xubintii cusbayd ee xisbiga UCID usoo xuleen inay u matasho komishanka cusub waxa la loodin la yahay waa xisbigaa kulmiye!!!. Ninkaa u qaabilsan Xoghaynta Arimaa Dibada Xisbiga kulimye Dr.Maxamed Claahi ama Dr.Kulmile waxuu shacbiga ku afgobaad sanayaa in madaxweynuhu ka caga jiidayo hirgalinta heshiiskii la galay dhawaan. Madaxweyne Rayaale kalsoonidii shacabku siiyeen ayuu wali haystaa oo uu ku joogaa. Waynu ogayn in doc kasta lagasoo weeraray ilaa gole yaasha laakiin waa lagu guul daraystay Waayo? Ilaahay ayaa u qadaray inuu ku fadhiyo kursiga iyo shacbiga oo ka raaliya nabadana ilaashanaya. Hadaba aanu kuu bal balaadhinee anagu (UDUB) waxaanu nahay xisbi ku caan baxay democracy waad aragtaa markhaatina waad ka tahay in xubnaha ugu culus kulmiye markay ku dhagabarjoobaan siyaasada xisbigaaga in ay ka boodayaan kulmiye sidii LEEB laga rideeyay QAANSO iyagoo isku taaga kuna nasta xisbiga umada u dhaxeeya ee UDUB,tusaale ahaan CALI GURAY oo hada noo ah afhayeenka xisbiga talada haya. Hadaad Xog u haysid xisbigaaga su'aashan is waydii: MAXAY AXSAABTA MUCAARIDKU U KALA DAB QAADAN WAAYEEN EE LOO ARKI WAAYAY SIYAASIYIIN UCID KA BAXAY OO KULMIYE GALAY AMA SIYAASIYIIN KULMIYE KA BAXAY OO UCID GALAY??? labada xisbiba siyaasiyiinta ka baxaa anagay magan noo noqdaan. Nin ka gudoomiyaha ka ah xisbiga sidaa loogu baratamayo ,waa UDUB be, cidna kaa yeeli mayso wuu nasakhayaa hirgalinta heshiiskii la galay!!. Madaxweynuuna wuu qabanayaa doorashada Afraad oo waa u magac in la yidhaa barri afar doorasho ayuu qabtay laakiin shuruudeeda waa in la dhamaystiro taasna waa la wada leeyay ee isaga uun laga sugi maayo. Dr.Kulmiyoow waxaad saarantay DIYAARAD CAGUU U BIXI LA YIHIINE WAA INOO DHULKA.

SANWAA CUMAR YARE

GUDOOMIYAHA GUDIDA
SIYAASADA XISBIGA UDUB
QATAR.
E-Mail Address:muwadin01@hotmail.com

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 16 guests