Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Major military movements in Sool and Buuhoodleh

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
yawle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 887
Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn

Major military movements in Sool and Buuhoodleh

Postby yawle » Wed Oct 21, 2009 5:44 am

Mahad Canbaashe Iyo Malayshiyo Uu Wato Oo Duulaanku Ah Gobolka Cayn.
Written by Jidbaale.com
Wednesday, 21 October 2009 10:53
Dhabansaar(Jidbaale.com):-Wararka aanu ha helayno deegaanka dhanbansaar oo waqooyi kaga began magaalada Laascaanood ayaa waxa ay sheegayaan in ay halkaas ku sugan yihiin malayshiyo uu wato ninka lagu magacaabo Mahad Canbaashe oo mudooyinkii ugu danbaysay Horgal daacad ah u ahaa malayshiyada Hargeysa.

Mahad Canbaashe ayaa lagu sheegay hawshan uu wado mid ay iska kaashanayaan isaga iyo Horgal Ibrahim Caydiid Dhabdhable kaas oo ku wajahan gobolka Cayn iyo nawaaxigiisa, waxaana arrimahani ka danbeeyeen markii dhawaan magaalada Nairobi loogaga dhawaaqay Hogaan ay yeelanayaan beelaha Dhulbahante kaas oo ay doonayaan in ay deegaankooda kaga sifeeyeen malayshiyada Hargeysa iyo wixii ay iska soo horaysiiyaanba.


Mahad Canbaashe ayaa ahaa ninkii hore gacanta ugu galiyey Malayshiyada Hargeysa Col. Dayr Cabdi Iska Toos, markii ay weerar kuq aadeen ciidamo deegaanka u dhashay oo ku sugnaa halkaasi.

jidbaale.com jidbaale.com@gmail.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

User avatar
yawle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 887
Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn

Re: Major military movements in Sool and Buuhoodleh

Postby yawle » Wed Oct 21, 2009 5:47 am

LAASCAANOOD: Maamulka Somaliland oo ciidammo soo daabulaya Gobolka Sool, dhaqdhaqaaqna bilaabay
Posted to the Web Oct 20, 08:10


Laascaanood (PP) - Maamulka Soomaliland ee xooga ku haysta Gobalka Sool ayaa waxa ay dhaq dhqaaq ciidan ka wadaan Gobalka Sool ee Magaalada Lascaanood iyadoo ciidamo horlehna ku soo daabulaya Jiida hore ee ay horay ugu sugnaanaayeen Ciidamo ka amar qaata Maamulka Soomaliland ee sida sharci darada ah ku haysta shacabka Laascaanood.

Dhaq dhaqaaqaan ciidan oo ay wadaan Ciidamada Somaliland ayaa waxaa ay dhoolo tusyo kala duwan ka sameynayeen Wadada dheer ee isku xirta Lascaanod iyo wadada waqooyin iyagoo ciidamo hor leh ku soo daabulayaa gudaha magaalada iyo jiida hore ee ayaa ciidamadu maleeshiyaad ah ay ugu horay ugu badnaayeen

Dhoolotusyadaan ayaa waxaa ay ku wajahan yihiin diyaar garow ay wadaan Ciidamadu iyagoo dhawaaqa hubka kala duwan laga maqlayo magaalada laascaanood iyo nawaaxigeeda wallow ay jiraan in dhawaan ay imaan doonaan wafti ka socday shirkii dhawaan ay beesha dhulbahante ku yeesheen Magaalada Nayrobi ee Dalka kenya shirkaas oo looga dhawaaqay In dib loo xoreeyo Gobalka Sool oo uu maamulka Somalilanad xooga ku qabsaday 15 Okt 2007.

Xaaladan ayaa kusoo beegmatay xilli dadka deegaamada SSC Waxgaradkooga iyo aqoonyahankooguba ay isku raaceen xoraynta deegaamada laga haysto iyo midnimo beeleed taasoo keentay in xaalad cusub ay soo wajahdo maamulka haysta caasimada Gobalka ee Laascaanood.

Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in deegaamo dhowra oo ku yaala Gobalka ay oo lagu magacaabo Dhabansaar oo ku taal meel u dhaxaysa Laascaanood iyo Buuhoodle halkaasoo warku sheegayo in ciidamadu ay difaac ka sameysteen,sidoo kale waxaa lasoo sheegayaa in Madaxwaynaha maamulka Somaliland uu kulamo la qaatay qaar kamid dadka deegaankan oo ah kuwa gobolka uga shaqeeya kuwaasoo amaro degdega siiyay sidii ay u waajihi lahaayeen Buuhoodle oo cabsida ugu badan ay hada ka hayso.
Ugu dambeyntii dhaq-dhaqaan Ciidan ayaa ku soo beegmatay xili ay Gobalada Sool Sanaag iyo Cayn ay ku soo wajahan yihiin waxgaradkii dhawaan shirku uga socday Naryrobi kuwaas oo ku dhawaaqay Xoraynta Gobalada SSC.

Maamulka Somaliland ee Xooga ku haysta Magaalad Laascaanood, ayaa cabsi xoogan la soo deristay kaddib markii Garaadka Guud ee Beesha Garaad Jaamac uu ku goodiyey inay iska xoraynayaan Xoogaga haysta.

Siciid C/salaan Siciid
Wakiilka Puntlandpost-Puntland
E-mail loole15@hotmail.com

User avatar
Mr.Wise
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1726
Joined: Thu Aug 29, 2002 7:00 pm
Contact:

Re: Major military movements in Sool and Buuhoodleh

Postby Mr.Wise » Wed Oct 21, 2009 5:48 am

there are still same empty space in Mandheera!

User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Major military movements in Sool and Buuhoodleh

Postby GENERAL_SNM » Wed Oct 21, 2009 5:49 am

Yawle wa marodigi... :clap:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 33 guests