Postby Queen_Arawello » Wed Oct 28, 2009 1:20 am
It's well written.
Here's the complete lyrics
Afar magac ku caanoow
Casaan iyo cagaaroow
Xiddig tii cadayd iyo buluugoow
Umad waliba caadiyo, dhaqan iyo
Caro iyo degaaniyo
Sumad lagu cadeeyiyoo, cuud baa u gooniyaaa
from 1:36 to 1:40, it aint arabic:
Cidhifka geeska afrikoow
Caynadii somaaloow
Dhaxalkii curadada iyo
Caano dhiig badalayoow
Kaan ku caafimaadee
Cudurka iga daweeyoow
Cajabtii quraankiyo
Duco lagu cashariyoow
Calankii dalkaygoow
Calankii dadkaygoow
Cirkaa sare kawalac dhe
Cirka sare kawalac dhe