Moderators: Moderators, Junior Moderators



Why arent you adding 'ma'?See tihiin? Ma la raayaa, ciddu ma nabad qabtaa?
Xaw yahay warkaan la is dhex maraa oo la leeyahay Shabaabaa inya shuko xiratay dadkii murruq ka siisay? Xaa ka jiro warkaas?

Waar waa runee bal ninyow iska ilaalay caawa ta dhinaca kugu qubabanysaa waxaa laga yaabay inay al shabaab nina o cabaayad xidhan kugu noqotee.Ilayn bahalka maad cunayso waxma ma garatidoo waakii Basra ba dusha kaa saaraye.See tihiin? Ma la raayaa, ciddu ma nabad qabtaa?
Xaw yahay warkaan la is dhex maraa oo la leeyahay Shabaabaa inya shuko xiratay dadkii murruq ka siisay? Xaa ka jiro warkaas?


Markii Hannah la arko ayaa Dhegona la arkaa![]()
![]()

Markii Hannah la arko ayaa Dhegona la arkaa![]()
![]()
You have to see her in person. You would follow that beauty everywhere too.![]()
Waar nin yahow she has this ultimate power over me.![]()
Waxaa iskaa daayoo caawa tumaa ku qalan ilayn waa jimcee. Two weeks it was Mirqaan. The week before that fatty Basra. Whi is next Shabaab cross dresser?


Arintu farahay ka baxdaan ku idhi. maalin dhawyd inatay halak timid bay tidhi I'm pregnant with Lugooye's kid. No kidding. You had to see him trying to defuse the tension between them.Dhaga, wuxu sheegayo waa rune bal is ilaali. Wuu kula taliyay.
Lakiin anigu waxan Boobsra dusha laga saray wali garan maayo.
Dhaga care to explain????![]()
.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot], nnjrewzas112 and 16 guests