Markaad fiirsa Tigaree iyo USC waa laba sida muuqata cadow ku ah Soomaaliya waayo waa laba cadow oo marnaba laga sugeynin in diinta iyo dalka ay wax weyn u qabtaan
USC ayaa dalka Soomaaliya xoog ku qabstay 1991 xiligaa oo laga joogo 20sano ayey dalka ka dhigtay mid bur bursan oo dhiiga dadka lagu cabo waxaase xiligaa lagu dilay dadkii aqoontaa lahaa waayo waxay aaminsanyihiin hadoow qofka aqoonta leh joogo in ay u dhamaneysa oo si fudud xilka looga qaadaayo
Hadaba maxay maxay qabatay USCda
1 USCda waxay qabatay Kufsi iyo barakac wax hormarna dalka ma gaarsiiin
2 USCda waxay qabatay in ay soo saartay madaxweyna yaal badan oo iskood isku magacaabay kuna qanacsan hal guri in uu madaxweyne u noqdo
3 USCda waxay badadisay wadaado dhiigya cab ah oo dalka iyo diinta ka dhigay kuwa la tir tiro
4 USCda waxay badisay qabriyaal dhulkii waxay ka dhigtay qabuuro
5 USCda waxay dadka bartay hadaad dalka bur burisay ama wax kufsato in aad sahal madaxweyne ku noqoneysid
Hadaba haday Tigaree in xasuuqeysa USCda maxay noo qabaty dalkana way bur burisay waana xasuuqday
Waxaa is weydiin mudan Cimaamada USCda xirtay iyo Tigareeda u soo xanqaltaageysa Soomaaliya maxaa kala heysta
Isku soo wada duubee xalka Soomaaliya waxuu ku jiraa xabsigii dhexe oo la furo dibna loogu xira dadkii ka gadooday ee horey loogu xiri jiray markaa xalka Soomaaliya waa la hubaa in uu imanaayo
http://dayniile.com/Decenbar09/1December40.htm




