Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Gudiga Mamul Goboledka Bartahama State

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Gudiga Mamul Goboledka Bartahama State

Postby CoolPoisons » Thu Dec 24, 2009 4:01 am

Dhismaha Golayaasha Maamulka Culimaa’udiinka Ahlu Sunna oo la soo bandhigay iyo shuruudo lagu xirey xubintii isu soo taagta kamid noqoshada maaumlka cusub.

Shabelle: CAABUDWAAQ

Dhismaha Golayaasha Maamulka Culimaa’udiinka Ahlu Sunna ayaa la soo bandhigay iyadoo shuruudo lagu xirey xubintii isu soo taagta kamid noqoshada maaumlka cusub.



Maamulka culimaa’udiinka Ahlu sunna oo horey u shaaciyey in maamulkoodu uu ka kobnaan doono ilaa 3 gole oo kala ah Golaha Talada oo gaaraya 31-Xubnood, Golaha Fulinta oo ah 13, iyo Golaha Marjaca oo iyaguna ah 7 ayaa mar kale waxaa ay Ergooyinka shirka usoo bandhigeen qaabka loo soo xulayo ama shuruucda laga doonaya xubintii kamid noqota maamulka Cusub.



Gudiga loo saarey soo dhisida maamulka cusub ayaa keenay madasha shirka ay fadhiyeen ergooyinka shuruucda maamulka cusub uu yeelanayo waxaana nuqul ay shabelle ay soo gaarsiiyeen uu aha sidatan.



Golaha marjicu wuxuu ka koobanyahay 7 xubnood oo ah culumo aqoon buuxda u leh shareecada islaamka waana awooda ugu sareysa maamulka,Dhinaca ilaalinta sharciga ama axdiga maamulka.



Waxay awood u leeyihiin inay Go'aan ka gaaraan wixii ay u soo gudbiyaan Golaha talada.



Golaha marjicu wuxuu leeyahay hal guddoomiye, ku xigeen iyo xog-hayn.



Golaha Talada waxay u kala baxaan Guddoomiye (2) Ku-Xigeen iyo Xog-hayn



Guddoomiyaha golaha majaca loo dooranayo Waa in uu leeyahay aqoon diineed iyo mid maaddi oo ku filan,Waa inuu soo jiidan karaa bulshada Waa inuu leeyhay go’aan-qaadasha watiga ku haboon Waa inuusan soo marin caqiida faasid ah, xariir horena uusan la yeelan.



Guddoomiye Ku-xigeenada Waxay guddoomiyaha kala midyihiin tilmaamaha aan soo sheegnay Waxqabadka Golaha talada. Awoodda Gudoomiyaha Golaha talada Gudoomiyaha Golaha fulinta. Waa inuu leeyahay aqoon diineed iyo mid maaddi ahba Waa inuu waaya-aragnimo leeyahay Waa inuu kasbasha leeyahay Waa inuu yahay nin halganka ASWJ si fiican uga muuqda Waa inuu hal-abuure yahay.



Ugu danbeyn gubnaha golaha Talada waxaa ay sheegeen inay kamid yihiin



Xog-hayaha Arrimaha Dibedda



Xog-hayaha Arrimaha Gudaha



Xog-hayaha Arrimaha Difaaca



Xog-hayaha Maaliyadda iyo Qorsheynta



Xog-hayaha Caafimaadka



Xog-hayaha Waxbarashada



Xog-hayaha Warfaafinta



Xog-hayaha Arrimaha bulshada



Xog-hayaha Xanaanada xoolaha dhirta daaqa



Xog-hayaha Warisgaarsiinta



C/karin Axmed Bulxan

Shabelle Caabudwaaq.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 51 guests