lool walee tasaanan been ahayn, dayuuska husband kusheega haduu habeen kastaba shaqo ku jiro oo uu marwadiisa u qaadan waayo hal maalin oo off ah, ina adeeray waa iska caadi. Orad oo kala shabi nimanka Snet iyo buugawajiga
Laakiin walaaley makala hadashay boring-ka kuu haayo?
lol I use waawarey almost everyday
